Monday, August 3, 2020

Nin toorey ku hubeysan oo dalxiisayaal British ah & dad kale ku dooxay...

Ugu yaraan Toddobo ruux oo afar ka mid ahna xaaladdoodu ay liidato ayaa ku dhaawacantay, ka dib markii nin mindi watya uu weerar ka...

Raisul Wasaarihii hore ee Itoobiya & afhayeenka ONLF oo Addis ababa ku kulmay (Daawo...

Afhayeenka Ururka ONLF Caddaani Hirmooge ayaa Magaalada Addis ababa kula kulmay Ra’isal Wasaarihii hore ee dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn. Kulanka labada masuul oo ahaa mid...

Madaxweyne Farmaajo oo saacadaha soo socda jeedinaya khudbad xasaasi ah

Kalfadhigii Afraad ee Golaha shaca1bka Qaranka ayaa lagu wadaa inuu maanta ka furmo magaalada Muqdisho, iyadoo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ii si...

Jubbaland oo soo saartay go’aan kale oo ka dhan ah dowlada federaalka Somalia

Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa sheegay inay hakiyeen xiriirkii wada shaqeyneed ee ay la lahaayeen hay’adaha dowladda federaalka Soomaaliya. Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Jubbaland Axmed Xasan ayaa...

Natiijada hordhac ah oo kasoo baxday Codeyntii doorashada Dalka Swedan(Daawo Sawirada)

Waxaa Wali socota Tirinta codadka Doorashada ka socota Dalka Sweden taasoo bilaabatay Subaxnimadii Maanta waxana warbaahinta Shabakada Allbanaadir Online soo gaartay Natiijo hordhac ah...

Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay Dhul sabab u noqday in la xiro Cumar Shariif...

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho  Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa maanta dhagax dhigay xarun la sheegay in loo dhisayo in lagu diwaan galiyo  qaxootiga...

Gudoomiye Maxamed Mursal la kulmay khubaro ka socotay UNDP (Daawo Sawirada)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BaarlamaanKa Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan ayaa maanta la kulmay khubaro ka socotay Hay’adda UNDP. Nihaad Hussein oo...

Diyaarad ku bur burtay Koonfurta Sudan iyo dad badan oo ku dhintay (Daawo Sawirada)

Diyaarad ay saarnaayeen 22 qof oo rakaab ah ayaa ku bur burtay dalka Koonfurta Sudan, waxaana shilkan diyaaradeed ka dhashay khasaaro u badan  dhimasho...

Ciidamo Milatari ah oo isku bedelay Taraafiko iyo Shacabka Muqdisho oo la yaaban !!

Ciidamada Milatariga Soomaaliya gaar ahaan guutada loogu magac daray 14-ka October ee ka howlgala qeybo kamid ah magaalada Muqdisho ayaa bilaabay in ay qabtaan...

Daawo Sawirada: Hogaamiyaha Ururka Ginbot 7 oo si weyn loogu soo dhaweeyay Adis Ababa

Waxaa maanta magaalada Adis Ababa ee caasimada dalka Itoobiya si weyn loogu soo dhaweeyay Hogaamiyihii Ururka Mucaaradka Ginbot 7 , oo mudo ka badan 10-sano...

LAST WEEK NEWS

Save Somalia from Mohamed Farmajo, rogue MPs

Somalia is on the brink of civil war once again. The Horn of Africa nation seems to be cursed with unrealistic and vengeful a diaspora-thinking...