Thursday, January 23, 2020

Muxyadiin Siidow “ Qabiilka aan ahay ayey Wasaaradda Warfaafinta igu Faquuqeen”

Waxaa Go’aansadey in aan Qalinkeyga ugu hiiliyo Walaalkey Muxyadiin Siidow  Xaaji Xasan oo aan kwada mid ahayn Shaqaalihii Talifishinka Qaranka ka dib markii uu sheegey...

Macalimiin wax ka dhigayay Iskuulo kuyaala magaalada Wajeer oo firxad bilaabay

Macalimiin wax ka dhiga Iskuulo badan oo kuyaala gobolka Waqooyi bari dalka Kenya gaar ahaan magaalada Wajeer ayaa bilaabay in ay halkaasi isaga qaxaan,...

Waxyaabaha maanka dooriya iyo rag ka ganacsanayay oo Muqdisho lagu qabtay (Daawo Sawirro)

Ciidamada amaanka dowlada Soomaaliya ayaa howlgal ay ka fuliyeen Xaafada Gubadley ee Degmada Kaaraan waxa ay kusoo qabteen waxyaabaha maanka dooriya iyo ragii ka...

Diyaarad Rakaab siday oo Goordhaw ku bur burtay magaalada Semirom 

Diyaarad nuuca rakaabka qaada ayaa lagu soo waramayaa in goordhaw ku bur burtay magaalada Semirom ee bartamaha dalka Iiraan, waxaana diyaaradan saarnaa rakaab gaaraya...

Burcad Hubeesan oo kusoo badaneysa Muqdisho iyo Shacabka oo qaati ka taagan

Waayihii ugu dambeeyay magaalada Muqdisho waxaa kusii kordhayay burcada hubeesan ee dadka dhaca iyo dhibaatooyinka kale u geesta, waxa ayna burcadan inta badan ka...

Ganacsigii Suuqa Bakaaraha oo saakay inta badan xiran (Daawo Sawirro)

Waxaa saakay xiran inta badan Ganacsigii ka jiray Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdidsho, ganacsatada ayaana isku raacay in aysan saakay furin ganacsigooda ilaa inta...

Mid kamid ah Dowladaha Islaamka oo Diyaarado dagaal oo casri ah ka iibsatay Ruushka

Dalka Indonesia ayaa diyaarado dagaal oo casri ah ka iibsatay dowlada Ruushka, waxaana diyaaradahan oo gaaraya 11- Diyaaradood laga bixiyay lacag gaareysa  1.14 bilyan oo...

Qarax dhimasho sababay oo caawa ka dhacay degmada Baraawe & Maamulka oo ka hadlay

Ugu yaraan labo ruux ayaa ku naf waayey qarax xooggan oo caawa ka dhacay duleedka degmada Baraawe ee gobolka Sh/hoose sida ay sheegayaan wararka...

Taliyaha ciidanka XDS & la taliyaha amniga ee Madaxweynaha oo qoraalo kulul is dhaafsaday...

Khilaaf ayaa soo kala dhex galay Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Jen. C/wali Jaamac Xuseen (Gorod) iyo La Taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweyne Farmaajo Cabdisaciid...

(Daawo Sawirro) Ing. Yariisow oo wareejiyey dhul Turkigu ka dhisayo xarun tababar oo casri...

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa wareejiyey dhul ku yaalla degmada Wadajir ee Deegaanka Jazeera oo Ciidanka...

LAST WEEK NEWS

Shabab militants from Somalia may have received help from Kenyans for...

U.S. Africa Command officials believe that al-Shabab militants from Somalia crossed the border into Kenya to conduct an attack on U.S. and Kenyan forces earlier...