Saturday, April 20, 2024

Gabar iyada oo Nool la aasay oo qabri laga soo saaray iyo Waalidkeeda oo...

Deegaan kuyaala Waqooyiga dalka Hindiya ayaa lagu arkay arrin dad badan ka yaabisay, kadib markii qabri la qodayay laga soo saaray gabar yar oo...

Wasiirka Diinta ee Sacuudiga oo qaatay go’aan hadal heyn badan abuuray !!

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta ee Sacuudi Carabiya, Cabdulatif bin Cabdulcasiis Al Sheekh, ayaa hadal hayn ka abuuray baraha ay bulshada ku wada xiriirto, kadib...

Danjire Wafaa El-Fadil Saed oo laga gudoomay nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga (Sawirro)

Sii hayaha xilka Wasiirka Arrimaha Dibadda ahna Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balal Maxamed Cusmaan ayaa maanta oo Axad ah xafiiskiisa...

Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed oo la kulmay Mukhtaar Roobow (Sawirro)

Madaxweynihii hore ee K/Galbeed Shariif Xassan Shiikh Aadan ayaa maanta booqday Mukhtaar Roobow Cali (Abu-Mansuur) oo xabsi guri ugu jira dowlada Somalia. "Waxaan Maanta Hoygiisa...

(Akhriso) Guddoomiye Cumar Filish oo soo saaray amar ku socda Masuliyiinta degmooyinka

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Filish ayaa faray maamulada degmooyinka iyo dadweynaha caasimadda u diyaar garowga maalmaha xorriyadda. Cumar Filish...

Madaxweyne Xassan Shiikh oo si diiran loogu soo dhoweeyey Abu- Dhabi (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Abu Dhabi ee caasimadda dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta. Madaxweynaha oo...

Xildhibaanada dowlad goboleedkii ugu horeeyey oo taageeray RW Xamsa Cabdi Barre

Ra’iisul Wasaaraha magacaaban ee Soomaaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa kulamo gaar ah la qaadanaya Xildhibaannada, ka hor inta aan la hor-geyn Golaha Shacabka ee...

(Daawo Sawirro) Ruushka oo Maxaabiis Mareykan ah ku qabtay dagaalka Ukraine

TV-yada Ruushka ayaa baahiyay muuqaallo ku saabsan Muwaadiniin Mareykan ah oo lagu lagu waayey dalka Ukraine. Dadkan ayaa la sheegay in halkaasi ay u tageen...

Ciidan ka tirsan ilaalada Xildhibaan C/llaahi Kulane oo lagu xiray garoonka Aadan cadde

Ciidan Ilaalo ka tirsan NISA, gaar ahaan kuwa Duufaan lana shaqeynayay Xildhibaan C/llaahi Kulane oo horay uga mid ahaa Saraakiisha NISA ayaa maanta lagu...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs