Thursday, April 25, 2024

Ra’iisul Wasaare Xamse oo xilka kala Wareegay Ra’isul Wasaarihii Hore (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo 25kii Bishan ay ansixiyeen Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xilka kala...

Maxkamad xukun ku riday 101 sano jir ka tirsanaa taliskii Adolf Hitler (Sawirro)

Ilaaliyihii hore ee kaamka dowaladii Nazi-ga oo magaciisa lagu sheegay Josef S ayaa lagu xukumay shan sano oo xarig ah. Ninkan waxaa lagu eedeeyey inuu...

Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo goordhaw xilka si rasmi ah ula wareegaya

Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya gaar ahaan xafiiska Ra'isul Wasaaraha waxaa ka dhaceysa goordhaw munaasabad uu xilka kula wareegayo Ra'isul Wasaaraha cusub ee xukuumadda Soomaaliya Xamse...

Wariyaal ku dhaawacmay qarax oo la keenay magaalada Muqdisho (Sawirro)

Waxaa maanta magaalada Muqdisho lasoo gaarsiiyay dhaawacyada labo wariye oo shalay ku dhaawacmay qarax miino oo ka dhacay inta u dhaxeysa magaalooyinka Baladweyne iyo...

Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo tagay xarunta cusub ee loo dhisayo Xukuumadda (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre iyo Ra’iisul Wasaaraha xilka wareejinaya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeeray xarunta cusub ee xukuumadda...

Ra’isul Wasaare Abiy oo war hor leh ka soo saaray colaadda Tigray iyo Guddi...

Dowladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqday guddi wadahadal nabadeed la yeelan doono hoggaamiyayaasha jabhadda Tigreega si xal loogu helo dagaalka sokeeye ee 19 bilood ka...

Xiisada u dhaxeysa Waddamada Sudan iyo Itoobiya oo meel xun gaartay iyo Dagaal…

Waxaa sii kordheysa cabsida laga qabo dagaal dhax mara ciidamada miltariga Sudan iyo kan Itoobiya , waxaana war kasoo baxay milatariga Sudan ku shaaciyeen...

Meydadka dad ka badan 40-qof oo laga dhax helay Gaari gudaha Mareykanka (Sawirro)

Ciidamada booliiska dalka Mareykanka ayaa ka helay meydadka dad ka badan 40-qof oo tahriibayaal ah gaari weyn oo nuuca xamuulka qaada ah, oo marayay...

Ciidamada amaanka oo Muqdisho ku qabtay Hub iyo kooxo falal amaan daro waday

Ciidamada booliiska Soomaaliya ayaa xalay howlgal gaar ah ka fuliyay saddex kamid ah degmooyinka gobolka Banaadir, waxaana howlgalkaasi intii uu socday lagu soo qabtay,...

Madaxweyne Deni oo la kulmay Taliyaasha Booliiska Puntland Amarna siiyay (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay kulan gaar ah la qaatay Taliska Ciidanka Booliska Dowladda Puntland . Kulanka waxaa ka qeybgalay...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs