Sunday, December 15, 2019

Khilaafka u dhaxeeya Dowladaha Turkiga iyo Imaaraatka oo weji cusub yeeshay

Khilaad diblumaasiyadeed ee soo kala dhax gala dowladaha Turkiga io Imaaraatka Carabta ayaa u muuqda mid sii xogeesanaya, waxa uuna hada khilaafkaasi yeeshay waji...

Dhalinyaro Soomaali ah oo dil iyo dhaawac loogu geystay Magaalada Cape Town

Kooxo burcad ah oo u dhashay dalka Koonfur Afrika ayaa galabta dhalinyaro Soomaali ah dil iyo dhaawac ugu geystay Magaalada Cape Town sida ay...

(Daawo Sawirro) Mid ka mid ah dowladaha Carabta oo Mashaariic horumarineed ka fulineysa Somalia

Wasiirka Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Jamaal Maxamed Xasan oo safar shaqo ah ku jooga dalka kuwait, ayaa kulan la qaatay...

Sharci hal xaraf kaliya laga bedelay oo badbaadiyey kumanaan qof oo dil ku xukunaa

Kumanaan qof oo horey loogu helay isticmaalka ama ka ganacsiga daroogada ayaa lagu soo waramayaa inay ka badbaadayaan in lagu fuliyo xukun dil ah...

Madaxweyne Biixi & danjire Keating oo kulan xasaasi ah ku yeeshay Magaalada Hargeysa (Daawo...

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Somalia, Danjire Michael Keating oo gaaray...

Daawo Sawirada “Madaxweyne Farmaajo oo safar dhulka ah ku gaaray Magaalada Qardho

Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa saaka socdaal dhulka ka bilaabay magaalada Garoowe, isaga oo ku safray laamiga dheer ee isku xira Garoowe iyo...

Abshir Kaaraan oo maanta ka bad baaday Qarax la doonayay in lagu dilo

Waxaa maanta qarax miino magaalada Muqdisho lagula eegtay gaari uu la socday gudoomiye ku xigeenka dhanka amniga iyo siyaasada Degmada Hiliwaa Abshir Maxamed Maxamuud (Abshir Kaaraan). Qaraxan...

Halkan ka Daawo :Cadaalad darada iyo dulmiga ka jira Garsoorka Somalia

Garsoorka waa qeyb muhiim u ah Dowladnimada, waxaana lawada ogsoon yahay hadii garsoorku xumaado cadaaladana laga fogaado in ay xumaaneyso jiritaanka dowladnimada iyo amaanka. Garsoorka...

Hogaanka Al Shabaab iyo Waxgarad kasoo jeeda Beesha Abgaal oo balan wada galay (Daawo...

Qaar kamid ah Hogaanka sare ee kooxda Al Shabaab ayaa kulan kula qaatay Degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeelaha Dhaxe waxgarad iyo Odayaal kasoo...

Dowlada Somalia oo War kasoo saartay Xiisada u dhaxeysa Puntland iyo Somaliland

Dawladda Federaalka Soomaaliya oo ka walaacsan collaadaha ka soo aloosmay deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool, ayaa ku baaqaysa in dhinacyada ku dagaalamaya deegaanka Tukaraq...

LAST WEEK NEWS