Saturday, April 20, 2024

Turkiga oo ogolaaday in Dalalka Sweden iyo Finland ku biiraan Gaashaanbuurta NATO

Dowladda Turkiga ayaa wax ka bedeshay go'aankii ay ku diidaneen in dowladaha Sweden iyo Finland in ay xubin ka noqdaan Ururka Gaashaanbuurta NATO, waxaana...

Xamaas oo soo bandhigtay Muuqaalka Askari Israa’iili ah oo gacantooda ku jira (Sawirro)

Kooxda Xamaas ee u dagaalanta xurnimada dhulka Falastiin ayaa soo ban dhigtay muuqaal kooban oo laga soo qaaday askari u dhashay maamulka Israa'il oo...

Madaxweyne Laftagareen iyo Aadan Madoobe oo kawada hadlay xaalad taagan (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa xalay Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Gudoomiyaha Gollaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Shekh...

Dowladda Soomaaliya oo u Mahadcelisay Dowladda Mareykanka iyo Ilhaan Cumar

Ergeyga madaxweynaha JFS Xassan Sheekh Maxamuud u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha iyo bini’aaadannimada Mudane Abdirahman Abdishakur Warsame ayaa kulan qadka fogaan aragga ah la...

Wararkii ugu dambeeyey dagaal ka dhex qarxay ciidamada Sudan iyo kuwa Itoobiya

Dagaal ayaa la soo sheegayaa inuu ka dhex qarxay ciidamada labada dowladood ee Sudan iyo Itoobiya xili ay maalmahan taagneyd xiisad labada dal u...

(Sawirro) Al-Shabaab oo Isbitaal weyn ka daahfurtay degmada Jilib ee gobolka J/Dhexe

Munaasabad lagu daahfurayey isbitaal weyn oo laga hirgeliyey degmada Jilib ee gobolka Jubada dhexe ayaa lagu qabtay gudaha degmadaasi, taasoo ay kasoo qeybgaleen mas'uuliyiin...

Askarigii Soomaaliga ee u xirnaa dilka haweeney Australian ah oo la sii daayey (Sababta)

Waxaa xabsiga laga sii daayey askari horey uga ka tirsanaa booliska magaalada  Minneapolis ee dalka Mareykanka oo  loo xiray inuu sannadkii 2017-kii toogtay haweenay...

Nin baraha bulshada lagu baahiyey isagoo gubaya calanka Jabuuti oo xabsiga la dhigay

Booliska Jabuuti ayaa xabsiga u taxaabay nin loo heysto inuu gubay calanka dalkaas oo muuqaal laga soo duubay lagu baahiyey barta Tiktok. Ninkan ayaa sidoo...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo xilka kala Wareegay Ra’isul Wasaarihii Hore (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo 25kii Bishan ay ansixiyeen Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xilka kala...

Maxkamad xukun ku riday 101 sano jir ka tirsanaa taliskii Adolf Hitler (Sawirro)

Ilaaliyihii hore ee kaamka dowaladii Nazi-ga oo magaciisa lagu sheegay Josef S ayaa lagu xukumay shan sano oo xarig ah. Ninkan waxaa lagu eedeeyey inuu...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs