Friday, March 29, 2024

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kormeer shaqo ku tagay xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta kormeer shaqo ku tagay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa tilmaamay in dowladdu ay xoogga saari...

Madaxweyne Afrikan ah oo Raadinaya Musharax uu ku taageero kursiga uu ka degayo

Madaxweynaha dalka Nigeria Muhammadu Buhari, ayaa weli ka fikiraya musharax uu ka door bidi lahaa xisbiga talada haya ee All Progressive Party (APC) si...

Internetka Muqdisho oo soo laabtay Saacado uu hawada ka maqnaa

Waxaa saacado hawada ka maqnaa Internetka laga isticmaalo magaalada Muqdisho iyo qaar kamid ah gobolada dalka, lamana oga ilaa hada cilada keentay in hawada...

Madaxweyne Biixi oo Xisbiga Waddani ka guddoomay bedelka Xubintii Guddiga Doorashooyinka

Madaxweynaha  Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta oo Salaasa ah  Xisbiga Waddani ka guddoomay warqad summaddeedu yahay TIX/XIS/WAD/XDH/2885/2022, ujeeddadeeduna tahay: Magacaabista Xubinta Komishanka...

Sugida Amniga Caleemo saarka Madaxweyne Xasan Sheekh oo laga shiray (Sawirro)

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaar-garowga sugida Amniga Caasimada Maalinta Caleema Saarka Madaxweynaha Soomaaliya,...

Xukun Dil ah oo goordhaw lagu fuliyay Nin dil aad looga naxay ka geestay...

Waxaa goordhay fagaare kuyaalla magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee Koonfur Galbeed lagu toogtay nin dhawwaan dil aad looga naxay ugu geestay Baydhabo haweeney...

Dowladda Soomaaliya oo kordhisay qiimaha Xajka lagu tagayo sannadkan (Akhriso)

Wasaaradda Awqaaft iyo arrimaha Diinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa sannadkan kordhisay lacagta laga qaadayo dadka doonaya in ay sannadkan soo gutaan waajibaadka xajka. Guddiga tartanka adeega...

Meydka Wiil Soomaali Mareykan ah oo laga dhax helay Wabiga Mississippi

Waxaa saacado kahor la helay meydka Wiil Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Cabdiraxmaan Cabdifitaax Cali oo muddo shan cisho ah nolol iyo geeri lagu la'aa...

Iska hor imaad xalay ka dhacay Muqdisho iyo kooxo hubeesan oo gacanta lagu dhigay

Waxaa xalay iska hor imaad u dhaxeeyay ciidamo katirsan booliiska Soomaaliya iyo kooxo burcad hubeesan oo dadka dhac u geesanayay uu ka dhacay xaafada...

Waddooyinka Muqdisho qaarkood oo saakay xiran iyo Dadka oo lugta xitaa loo doodayo

Waxaa saakay xiran qaar kamid ah waddooyinka muhiimka ah ee kuyaalla magaalada Muqdisho, waxaana waddooyinkaasi lasoo dhoobay ciidamo aad u badan oo isugu jira...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

Dhaqtar uu daawo u doontay ayaa noloshiisa u bedelay mugdi &...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs