Sacuudiga oo shaqo siinaya dad badan oo Soomaaliyeed kaddib heshiiskii….
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Hon.Yusuf Mohamed Adan , ayaa magaalada Riyadh kulan gaar ah la qaatay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda...