Shir heerkiisu sarreeyo oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa maanta daah-furay shir heerkiisu sarreeyo oo lagu falanqeynayo saameynta dhaqaale...