Friday, March 29, 2024

Taliska Booliska Somalia oo taliyeyaal cusub u Magacaabay Saddex degmo (Akhriso)

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Guuto Cabdi Xasan Max'ed Xijaar ayaa Taliyeyaal Boolis u Magacaabay Saldhigyada Booliska Degmooyin ka tirsan Gobolada Galgaduud, Hiiraan iyo Mudug. Wareegto...

Shirkii Brussells oo la soo gebagebeeyey iyo War-murtiyeed laga soo saaray

Waxaa Magaalada Brussells ee xarunta dalka Belgium-ka caawa lagu soo gebagabeeyay shirkii arimaha Soomaaliya ee ay soo qaban-qaabisay beesha caalamka. Kulankan ayaa waxaa ka qeyb...

Milateriga Israel oo gudaha u galay Gaza iyo dagaal toos ah oo ka socda...

Israa'iil ayaa mar kale subaxnimadii saaka ku qaadday duqeymo xooggan oo xagga cirka ah iyo madaafiicda Marinka Gaza, iyadoo ciidamada Israa’iil oo ay taageerayaan...

Jaamacado badan iyo iskolaad kuyaala Muqdisho oo la xiri doono iyo Sababta keeneysa

Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Mudane Abdullahi Goodax ayaa bishaan horaanteeda ku dhawaaqay in Jaamacadaha waddanka ka jira la kala saari doono. Waxay noqon...

Taliyihii Ciidamada Nabad Sugida Dayniile oo la dilay iyo Faah Faahino kasoo baxaya

Waxaa saakay qarax Miino lagu dilay taliyihii ciidamada Hay'adad Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka u qaabilsanaa degmada Dayniile ee gobolka Banaadir Abdishakuur Raage (Abdi...

Dhacdo dad badan ka argagaxeen oo ka dhacday dalka Koonfur Afrika (Daawo Sawirro)

Nin dhalinyaro ah oo u dhashay dalka Koonfur Afrika ayaa dilay kadibna dab qabadsiiyay gabar saaxiibo ahaayeen kadib muran soo kala dhax galay, waxaana...

Taliye Xijaar oo balan-qaad ku saabsan Bisha Ramadaan u sameeyey shacabka Muqdisho

Taliyaha Booliska Soomaaliyeed Jen. Cabdi Xasan Maxamed  Xijaar ayaa sheegay in labadii habeen ee la soo dhaafay uu si rasmi ah  Muqdisho uga dhaqan...

Xarakada Islaax oo Baaq kasoo saartay Khilaaf ka dhax taagan Baarlamaanka Soomaaliya

Xarakada Islaax waxey aad uga welwelsan tahay khilaafka soo kala dhexgalay hay’adaha dawladda iyo deganaasho la’aanta siyaasadeed ee ka dhalan karta. Khilaafkaan kala qaybiyay xubnaha...

Dagaal ka soo cusboonaaday Soomaalida & Oromada Itoobiya & khasaare xoog leh oo ka...

Dagaal u dhaxeeya Beelo ka soo kala jeeda Soomaalida iyo Orommada Itooiya, ayaa ka dhacay meel aan ka fogeyn Tulli Guuleed oo qiyaastii 60...

Labo Wadan oo Muwaadiniintooda uga digay in ay u safraan dalka Mareykanka

Dalalka Venezuela iyo Uruguay ayaa uga digay muwaadiniintooda in ay u safraan Mareykanka, kaddib toogashadi dadka badan lagu dilay ee Sabtidi iyo Axadi ka...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

Dhaqtar uu daawo u doontay ayaa noloshiisa u bedelay mugdi &...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs