Thursday, April 25, 2024

Milateriga Turkiga oo howlgalkii la sugayey ka bilaabay Woqooyiga Siiriya (Sawirro)

Ciidamada Turkiga ayaa billaabay howl-galkii militari ee muddada la qorsheynayey ee Waqooyiga Syria, si looga sifeeyo ciidamada Kurdish-ka ee ay ugu yeereen argagixisada. Madaxweyne Reccep...

Jeneraal Odawaa iyo Jeneraal Biixi oo laga wareejiyay xilalkii ay hayeen (Sawirro)

Munaasabad kooban oo ka dhacday xarunta wasaaradda gaashaandhigga ayaa xilka waxaa ku wareejiyay taliyihii hore ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliya Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage,...

Meydka Nin si xun loo dilay oo saakay lagu arkay magaalada Muqdisho

Waxaa saakay meydka nin dhalinyaro ah oo si xun loo dilay lagu arkay xaafada Sarkuusta oo ku dhaw Ex-Control Afgooye ee magaalada Muqdisho. Dadka deegaanka...

Jaziira Hospital oo Muqdisho keenay Dhaqaatiir dalka Dibadiisa loo aadi jiray (Sawirro)

Dhamaan bulshada ku dhaqan magalada Muqdisho iyo nawaaxigeeda waxaa la ogaysiinayaa in ay isbitaalka JASEERA SPECAILIST HOSPITAL ay  yimaadeen dhaqaatiir ka socota dalka India...

Gen. Giuseppe Cavo oo balanqaad culus u sameeyey ciidanka Xooga dalka (Sawirro)

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Talyaaniga Gen, Giuseppe Cavo Dragone...

Askar badan oo ku dhimatay qarax lala beegsaday kolonyo ciidamo Itoobiyaan ah

Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan qaraxyo ka dhacay nawaaxiga degmada Bardaale ee gobolka Bay, kuwaasoo lala beegsaday ciidamo Itoobiyaan ah oo ka tirsan...

Wasiir Cawad oo booqday Xarunta Qaramada Midoobay ee Xalane (Daawo Sawirro)

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga,  Danjire Axmed Ciise Cawad, waxa uu booqday Xarunta weyn ee Qaramada Midoobey ay ku leedahay Gegidda diyaaradaha Caalamiga...

Muqdisho & inta badan gobolada dalka oo si Weyn looga dabaaldegayo Ciidul-fitriga

Magaalada Muqdisho iyo inta badan gobolada dalka Somalia ayaa maanta si isku mid ah waxaa uga socda dabaaldegyo loo sameynayo munaasabada maalinta 1aad ee...

Gudoomiye Mursal & Wafdi uu horkacayo oo lagu soo dhoweeyey Jigjiga (Sawirro)

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo maalmahanba ku sugnaa magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya ayaa maanta gaaray...

Ciidamada Ruushka iyo Shiinaha oo wadajir u sameyey dhoolatus Milateri (Sawirro)

Ciidamada cirka Ruushka iyo Shiinaha ayaa si wadajir ah u sameeyey dhoolatus militari oo ka dhacay gobolka Asia-Pacific, sida ay sheegtay wasaaradda difaaca Ruushka. “Ciidamada...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs