Friday, March 29, 2024

Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya oo goordhaw loo doortay Xildhibaan

Doorashada xildhibaanada gollaha shacabka ee Baarlamaanka 11-aad ee federaalka Soomaaliya ayaa ka socota magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, waxaana goordhaw la doortay kursigii...

(Akhriso) Dowlada Soomaaliya oo digniin kama dambeys ah u dirtay 12 Jaamacadood

Guddiga Qaranka ee Tacliinta sare ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta ee Soomaaliya ayaa maanta soo saaray liiska 12 Jaamacadood oo digniin kama dambeys...

Akhriso: Magacyada 10-ka arday ee kaalimaha hore ka galay Imtixaanka shahaadiga ee Dugsiga sare

Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda federaalka Soomaaliya, ayaa caawa shaacisay natiijada imtixaanka Shahaadiga dugsiyada sare ee dalka Sanad dugsiyeedka 2017- 2018,...

RW Rooble oo dib u celiyey liiska Safiiro la doonayey in la ansixiyo (Sababta)

Golaha Wasiirada Xukuumada Somalia ayaa ayaa dib u celiyay liiska 12 safiir oo la doonayey in la ansixiyo kaddib markii qaar ka mid ah...

Arooskii qarniga ee Kulmiyey Madaxda Somalia iyo Somaliland oo ka dhacay Jabuuti (Sawirro)

Xildhibaan Jen. Saadaq Cumar Xasan (Saadaq John) oo ka mid ah Golaha Shacabka ayaa maanta la aqal galay gabadha Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar...

(Sawirro) Tartanka ciyaaraha gobolada Puntland oo galabta la soo gebagebeeyey

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa galabta soo xiray tartanka 8-aad ee koobka kubadda cagta Gobollada Puntland oo ka socday Garoonka...

Shir looga hadlayay dhamaystirka qaab dhismeedka Amniga Qaran oo Muqdisho ka furmay (Sawirro)

Kusimaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa furay shirka guddiga farsamo ee dhamaystirka qaab dhismeedka amniga...

(Sawirro) Guddiga doorashada Hirshabelle oo guddoon cusub iska dhex doortay

Xubnaha Guddiga Hirgalinta Doorashada Hirshabelle ayaa Mudane Maxamed Xuseen Maxamed u doortay Gudoomiyaha Guddiga Doorashada Hirshabelle. Doorashada ayaa aheyd nidaamka gacan taaga ah maadaama kaliya...

Ruushka oo Tijaabiyay Hub nuuciisa aan horey loo arkin iyo dowlado walaac ka muujiyay

Dowlada Ruushka ayaa la sheegay hawada Sare ku tijaabisay hub casri ah oo nuuciisa aan horey loo arag, waxaana tijaabadan cusub durba walaac xoogan...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

Dhaqtar uu daawo u doontay ayaa noloshiisa u bedelay mugdi &...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs