Saturday, April 20, 2024

Farmaajo oo Asteeyay Maalinta la Dagaalanka Musuq maasuqa Soomaaliya (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay munaasabad lagu daah-furayey Guddiga Madaxa Bannaan ee La Dagaallanka Musuq-maasuqa iyo ka...

Wararkii ugu dambeeyey dagaalo iyo qaraxyo ka dhacay nawaxiga degaanka Basra

Waxaa soo baxaya faahfaahino ka soo baxaya dagaalku bilowday qaraxyo oo saaka illaa barqanimadii maanta ka socday nawaaxiga degaanka Basra ee gobolka Sh/dhexe. Dagaalka ayaa...

(Akhriso) Tirada dadka 24kii saac ee la soo dhaafay lagu dilay duqeymaha Gaza

Weerarrada Israa’iil ayaa lagu dilay ugu yaraan 107 qof 165 kalena waa lagu dhaawacay Gaza 24-kii saac ee la soo dhaafay sida ay sheegtay...

Maraykanka oo weji gabax kala kulmay qaraar ka dhan ah kooxda Xamaas

Maraykanka ayaa ku fashilmay in la meel mariyo qarar uu horkeenay Golaha loo dhan yahay Qaramada Midoobay oo lagu cambaarayn lahaa gantaalada ay Xamaas...

Qaar ka mid ah xubnaha Mucaaradka oo ku biiray soo dhoweynta Madaxweyne Farmaajo ee...

Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud waxaa gaaray wefdi ka socda Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo masuuliyiin kale kuwaas oo si weyn...

Madaxweyne Trump oo Hanjabaad culus hawada u mariyay Dowlada Turkiga

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku hanjabay cunaqabateyn weyn oo la saarayo Turkiga sababo la xiriira weerarka ay ciidamada dalkaas ku qaadeen Waqooyiga Syria...

(Daawo Sawirro) Maxay yihiin kulamada Axmed Madoobe ka wado Dhoobley?

Madaxweynaha Jubbaland  Ahmed Mohamed Islaam Axmed (Axmed Madoobe) ayaa maanta la kulmay dhalinyarada Degmada Dhoobley. Axmed Madoobe ayaa mid mid u dhageystay talooyinka dhalinyarada ay...

Daawo Sawirada: Sida Quruxda badan ee Muqdisho looga xusay 75-guuradii kasoo wareegtay Aas aaska...

Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay munaasabad balaaran oo lagu xusayay 75- sano guuradii kasoo wareegtay markii la aas aasay Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed. Munaasabada waxaa ka...

Doorasho Qof iyo Cod ah Soomaaliya maka dhici kartaa Xiligan ?(Akhriso Xaqiiqooyin jira)

Waa su'aal aad la isku weydiinayo suurtagalnimada iyo sida loo hirgalin karo ha yeeshee bal waxa aynu ku horeyn doonaa in aynu ogaano doorashada...

Raisul Wasaare Rooble oo Magacaabay guddiga amniga doorashooyinka Qaranka

Raisul Wasaaraha Somalia Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddiga amniga doorashooyinka dalka Xubnaha guddiga ayaa waxay iskugu jiraan Taliyeyaasha Booliska Heer Federaal, Heer Dowlad Goboleed,...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs