Thursday, April 25, 2024

(Sawirro) Wafdi uu horkacayo Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Dhuusamareeb

Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa galabta gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug. Waxaa garoonka dayuuradaha ku soo dhoweeyay Madaxweynaha Galmudug...

Qodobo xasaasi ah oo looga hadlay kulanka Aqalka sare ee Baarlamanka Somalia (Sawirro)

Golaha Aqalka Sare Baarlamanka Somalia ayaa Kulan ku yeeshay xarunta Aqalka Sare Kalfadhiga 5aad kulankiisa 7-aad iyadoo ajandaha kulanka ahaa Ka doodista dib-u-eegista Xeer-hoosadka ee...

Ra’isul Wasaare Kheyre oo Shaaca ka qaaday in aan marnaba la cabsi gali karin...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo khudbad u jeediyay jaaliyada Soomaaliyeed ee kunool magaalada Doha ee caasimada dalka Qadar ayaa weerar afka ah...

Mareykanka oo dowlada Somalia ku wareejiyey hub, Gaadiid iyo saanado kale (Sawirro)

Wasiirka Gaashandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur  ayaa galabta safaarada Mareykanka ee Muqdisho ka gudoomay hub iyo saanad loogu talo galay ciidanka xoogga dalka kuwa...

(Akhriso) War-saxaafadeed goor dhow ka soo baxay Xafiiska Qaramada Midoobay ee Somalia

Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Haysom, ayaa cambaareeyay weerarradii xoogganaa ee ka dhacay caasimadda Soomaaliya maanta...

Shiikh Shariif oo faahfaahin ka bixiyey dacwada ay ka gudbiyeen Xukuumada Somalia

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa faahfaahin ka bixiyey dacwad rasmi ah oo ay u gudbiyeen Maxkamadda Sare ee dalka, taasoo ka...

Ciidamada Maraykanka oo duqeymo khasaare geystay ka fuliyey degmada Jilib

Ciidamada Maraykanka ayaa sheegay inay laba duqeymood oo ay shalay ka gaysteen nawaaxiga Magaalada Jlib ee Gobolka Jubba Dhexe ay ku dileen labo xubnood...

Madaxda ku shirsan Dhuusomareeb oo Isfaham ka gaaray Qodob muhiim ah 

Magaalada Dhuusomareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug waxaa ka socda shirka u dhaxeeya Madaxda Dowlada federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada dalka, shirkan ayaana looga...

Ergayga Garka ah ee Madaxweynaha JFS oo fariin qoraal ah u gudbiyay Axmed Abul...

Ergayga gaarka ah ee arrimaha abaaraha u qaabilsan Madaxweynaha JFS  Cabdiraxman Cabdishakur, ayaa dhambaal qoraal ah oo uu ka siday Madaxwyne Xassan Sheekh u...

Siyaasi Caan ah oo banaanka soo dhigay Olole cusub oo dowlada ku dooneyso mudo...

Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa shaaciyay in uu socdo olole ay wadaan Madaxda dowlada Soomaaliya ayna ku doonayaan in sharciga doorashooyinka ee muddo kordhinta...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs