Friday, March 29, 2024

Qeylo-dhaan ka soo yeertay kunkii dhalinyaro ee gobolka Banaadir uu shaqo abuurka u sameeyey

Kun dhalinyaro ah oo sanadkii hore Madaxda dowlada Somalia shaaciyeen in loo sameynayo shaqo abuur ayaa ka cabanaya mushahar la’aan soo wajahday sadexdii bilood...

(Xog) Maxaa sababay in Xassan Shiikh iyo wafdigiisa ay gudaha u geli waayaan Jowhar?

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Taliyaha Sirdoonka Somaaliya, Mahad Salaad ayaa maantay booqasho ku tagay Magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle. Wafdiga...

Ciidamo loogu tala galay in ay xureeyaan Ceelbuur oo Muqdisho laga qaaday (Sawirro)

Waxaa maanta magaalada Muqdisho diyaarado looga qaaday ciidamo loogu tala galay in ay qeyb ka noqdaan howlgalo dib loogu xureenayo degmada Ceelbuur iyo deegaano...

Ciidamada dowladda oo la wareegay Deegaanno Al Shabaab isaga carareen (Sawirro)

Ciidanka kumandooska xoogga dalka ee Danab & Gorgor, ayaa maanta la wareegay deegaanka Cali Afrax oo ku yaalla inta u dhaxeysa deegaannada Budbud iyo...

Dil ka dhacay magaalada Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya

Kooxo hubeesan oon heebtooda la garan ayaa xalay xaafad katirsan degmada Kaxda ee gobolka Banaadir ku dilay Maxamed Cali Maas oo kamid ah dhallinyarada...

Maxay Maamulka Jaamacada Camuud ka yiraahdeen ardaygii caawa laga dilay?

Maamulka Jaamacadda Camuud ayaa xaqiijiyay in arday ka mid ah ardayda uu geeriyooday caawa kadib markii uu toogasho ku dilay askari ka mid ah...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay Shirka Sannadlaha ee Garsoorka Dalka (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sh Maxamuud oo furay shirka sannadlaha ah ee garsoorka dalka ayaa xusay muhiimadda ay u leedahay dowladnimada Soomaaliyeed...

Dawo loogu talo galay qufaca oo caruur 70 ka badan ku dishay dal ka...

In 70 caruur ah ayaa u dhintay dhaawac daran oo kelyaha ah, kaasoo loo maleynayo inuu ka dhashay sharoobada qufaca ee dalka India lagu...

Ergeyga Madaxweynaha oo wadahadal muhiim ah la yeeshay Ms. Gwen Hines (Sawirro)

Ergeyga madaxweynaha JFS Xassan Sheekh Maxamuud u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha  ayaa kulan qadka fogaan aragga ah la yeeshay madaxa ugu sarreeya hay'adda Save...

Danjiraha Somalia ee dalka Ugandha oo la kulmay Mustafe M. Ijdaara (Sawirro)

Danjiraha Soomaaliya ee dalka Uganda Amb. Cali Maxamed Maxamuud (Cali Cagabaruur) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Sii yahaha safaaradda dowlada Liibaya ee aan walaalaha...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

Dhaqtar uu daawo u doontay ayaa noloshiisa u bedelay mugdi &...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs