Friday, March 29, 2024

Wasiirro katirsan Xukuumadda Soomaaliya oo Amar cusub la siiyay (Daawo Sawirro)

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salah Jama, ayaa kulan la qaatay Wasiiradda xubnaha ka ah Guddiga Qaran...

Boqortooyada Sacuudiga oo ka soo jawaabtay codsi kaga yimid dowlada Somalia

Ha’yadda King Salmaan ee wadanka Sa’udi Arabia ayaa ka soo jawaabtay codsigii Hay’adda maareynta masoobooyinka Soomaaliyeed ee SODMA ee ahaa qodidda Ceelal biyoodyo laga...

Taliska Booliska & Maamulka Gobolka Banaadir oo ka shiray arrin xasaasi ah (Sawirro)

Taliyaha Ciidanka Boliiska, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Mudane. Yusuf Xuseen Madaale, ayaa Xarunta Taliska Boliiska Qeybta Guud ee Gobolka...

(Sawirro) Madaxweyne Xasan oo Maamuusay Isimada Sool & Sanaag, kana hadlay baaqii QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra’iisul Wasaaraha XFS ayaa xalay casho Sharaf ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka waxa uu...

Meydka Nin Kenyan ah oo Sabab layaab leh Qabriga looga soo saaray !! (Daawo...

Dalka Kenya waxaa ka dhacday arin dad badan layaab ku noqotay kadib markii meydka nin dhintay laga soo saaray qabrigii lagu duugay si looga...

Mid kamid ah Wadamada Afrika oo joojinaya Cunooyinka dibadda looga keeno

Dowlada Nageria ayaa wada qorshe ay ku joojineyso in dibadda looga keeno cunooyinka dalka laga soo saari karo, waxaana dowlada ay rabtaa in wax...

Xildhibaano badan ay ku jiraan kuwii lagu doortay Ceel-Waaq oo gaaray Teendhada Afisiyooni

Waxaa teendhada Afisiyooni kusii qul qulaya xildhibaano badan oo katirsan gollaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya, halkaas oo goordhaw la filayo in ay ka...

Fal-celin ka dhalatay wareegtada Farmaajo ka soo saaray Saadaq John

Iyadoo caawa fiidkii la baahiyay wareegto uu madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ku sheegay inuu Darajadii Ciidanka uga xayuubiyay Gen....

Meydka qof si fool xun loo dilay oo saaka la soo dhigay xaafad ka...

Meydka qof rag ah ayaa saaka lagu arkay meel u dhexeysa Isgosyada Black sea iyo Baara-ubax oo ka tirsan wadada 30-ka ee magaalada Muqdisho. Meydka...

Guddi Somaliland u saartay fulinta heshiiskii Itoobiya oo qaaday talaabo cusub

Guddida Farsamo ee Somaliland u qaabilsan heshiiskii is afgarad ee Somaliland iyo Ethiopia, ayaa maanta kulamo kala duwan la qaatay madaxda xisbiyada mucaaridka ah...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

Dhaqtar uu daawo u doontay ayaa noloshiisa u bedelay mugdi &...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs