Tuesday, April 23, 2024

Xildhibaan Kenyan oo ka soo horjeestay joogitaanka C/rashiid Janan ee Mandhera

Xildhibaan ka tirsan Baarlamanka Kenya oo laga soo doorto Bariga Mandhera Cumar Maxed Macallin ayaa sheegay in dadka degaankiisa ay cabsi soo foodsaartay, kaddib...

Agaasimihii Madaxtooyada Soomaaliya oo is casilay iyo Xog ku aadan Sabbata Is-casilaadiisa

Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in uu is casilay agaasimihii xarunta madaxtooyada Soomaaliya Dr. Xuseen Sheikh Maxamuud , oo xilkan hayay...

Askari dab qabadsiiyey Markabka dagaalka USS Bonhomme oo dacwad lagu soo oogay

Ciidanka badda Maraykanka ayaa dacwad ka gudbiyay askari loo haysto in sanadkii 2020 uu dab qabadsiiyay markab dagaal oo lagu magacaabo USS Bonhomme Richard. Askariga...

Al Shabaab ma aqbali doonaan Shuruuda Ra’isul Wasaare Xamse Barre si loo wada hadlo...

Dowladda Soomaaliya ayaa dagaal xooggan kula jirta kooxda Al Shabaab ee wali ka dagaalanta qeybo kamid ha Soomaaliya, waxa ayna dowladda wali ku guuleysan...

Madaxda dalalka IGAD oo War Murtiyeed culus ka soo saaray xad gudubka Itoobiya

Madaxda Urur goboleedka IGAD oo meel uga soo wada jeestay xadgudubka dowladda Ethiopia ay ku sameysay madax banaanida dhuleed ee JFS. Shir Madaxeedkii 42 aad...

Al-Shabaab oo soo bandhigtay Sawirada weerarkii ay saaka ku qaadeen Baar-Sanguuni (Sawirro)

Kooxda Alshabaab ayaa caawa soo bandhigtay sawirro ay sheegtay inay yihiin dagaalkii ay maanta ku qaaday xerada Baar Sanguuni ee duleedka magaalada Kismaayo. Alshabaab ayaa...

Ciidamada Amaanka oo soo afjaray Weerarkii lagu qaaday xarunta Wasaaradaha Arimaha Gudaha iyo Amniga

Ciidamada amaanka gaar ahaan kuwa Xasilinta ayaa goordhaw soo afjaray weerarkii dagaalyahano hubeesan oo katirsan Al Shabaab ku galeen dhismaha xarunta Oto Oto ay...

Digniin laga bixiyey qorshe la isaga horkeenayo beelaha Hawiye & Digil iyo Mirifle

Hogaamiyaha xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur ayaa ka digay qorshe la isaga horkeenayo beelaha Hawiye iyo Digil Mirifle oo ay wadaan wasiiro iyo xildhibaano ka...

Tallaabo uu qaaday Emmanuel Macron oo caro xooggan ka dhalisay Faransiiska

Dibad-baxayaal ayaa xiray waddooyin muhiim ah oo ku yaalla magaalada Paris ee caasimadda Faransiiska ,ayada oo dadka ay aad uga careysan yihiin qorshe madaxweyne...

Shacabka Sudan oo dibed-baxyada sii wada (Ma aqbalayno Kud ka guur oo Kanjo...

Dibad-baxayaal kumanaan gaaraya ayaa wacad ku maray inay sii joogi doonaan waddooyinka caasimadda dalka Sudan ee Khartoum, iyagoo ku gacan seyray bandow uu soo...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs