Thursday, March 28, 2024

Amiirad ka baxsaneysay dowlada Imaaraadka Carabta oo la waayey (Daawo Sawirro)

Koox dhanka sharciga u ololeysa oo ku sugan London ayaa ugu baaqay Imaaraatka Carabta inay ka jawaabaan waxa ku dhacay amiirad soo duubtay muuqaal...

Waa Kuma Musharaxa uu Shariif Xasan la rabo Xilka Gudoomiyaha Golaha Shacabka ?

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa dhawaan la filayaa in ay doortaan Gudoomiye, waxaana xilkan isku soo sharaxay Xildhibaano badan oo kasoo jeeda Beesha Digil iyo...

Xog ku aadan halka la geeyay Ciidamada Xasilinta ee laga wareejiyay Koontaroolo kuyaala Muqdisho

Ciidamada Xasilinta Caasimada Muqdisho ayaa maanta laga wareejiyay koontaroolo dhoor ah ay kaga sugnaayeen magaalada Muqdisho kuna baari jireen gaadiidka iyo waliba dadka wata. Koontaroolo...

Dhacdo dad badan ka argagaxeen oo ka dhacday dalka Koonfur Afrika (Daawo Sawirro)

Nin dhalinyaro ah oo u dhashay dalka Koonfur Afrika ayaa dilay kadibna dab qabadsiiyay gabar saaxiibo ahaayeen kadib muran soo kala dhax galay, waxaana...

Akhriso Magacyada iyo Qabiilada Gudoonka Cusub ee G/Banaadir +Sawiradooda

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya ayaa xilka looga qaaday Gudoomiyihii gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed iyo sadex kamid ah kuxigeenadiisa iyo xoghayaha maamulka...

Waa Kuma Shaqsiga Awooda badan ku dhax leh Xafiiska R/W Kheyre kana dhax wada...

Xoghayihii Xafiiska Raisul wasaaraha Somalia Maxamed Keynaan oo shaqada looga eryey qaladaad uu sameeyey laguna bedelay masuul kale ayaa waxaa soo baxay shaqsiyaad kale...

Banaan bax Rabsahada wata oo goordhaw ka dhacay magaalada Muqdisho

Waxaa goordhaw banaan bax rabshada watay oo ay dhigayeen dad careesan uu ka dhacay inta u dhaxeysa xaafada Haanta Dheer iyo Isgooska Kuliyadda Jaalle...

Dowlad Yurub ka tirsan oo sharciga kala noqoneysa qofkii qaraabo salaan u taga dalkiisa

Wasiirka arrimaha gudaha ee waddanka Austria ayaa waxa uu sheegay in qofki sharciga qaxoontimada ee waddanka heysta ee dib ugu laabtay dalkii uu asal...

Diyaarad dagaal Nuucii ugu dambeeyay Dunida oo Duqeymo geesatay (Daawo Sawirro)

Diyaarad dagaal oo nooceedu yahay F-35 laguna farsameeyo dalka Mareykanka ayaa markii ugu horeesay la arkay iyada oo hawada sare ku jirta duqeymana geesaneysa. Diyaaradan...

Xog: Madaxwayne Farmaajo Muxuu uga baaqday shirka Falastiin ee Madaxda Islaamka ?

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ka baaqday shirkii degdega ahaa ee Magaalada Istanbul loogu qabtay madaxda dalalka Islaamka. Sarkaal sare oo ka tirsan...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

Dhaqtar uu daawo u doontay ayaa noloshiisa u bedelay mugdi &...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs