Thursday, April 25, 2024

Al Shabaab oo fagaare ku toogatay Sadex ruux oo gacanta ugu jiray (Akhriso Magacyada)

Xarakada Al Shabaab ayaa shalay galab fagaare kuyaala deegaanka Mubaarak ee gobolka Shabeelaha Hoose waxa ay ku toogatay sadex ruux oo mid kamid ah...

Mareykanka oo la ogaaday in uu ka dambeeyay burburinta Markab Ruushku lahaa

Ciidamada Ukraine ayaa burburiyay markab ay leedahay dowladda Ruushka xilli uu kusii jeeday  Koonfurta magaalada Odesa ee dalka Ukraine, waxaana burburka markabkaasi khasaaaro xoogan...

Wararkii Ugu Dambeeyay dagaalka u dhaxeeya Ciidamada dalalka Azerbaijan iyo Armenia

 Dagaalka u dhaxeeya ciidamada dalalka Azerbaijan iyo Armenia ayaa galay maalintii labaad ayada oo tobaneeyo qof ay ku dhinteen xilli ay jirto cabsi la...

Dayuuurad shil ku gashay garoonka Aadan cadde & Wararkii ugu dambeeyey (Sawirro)

Shil dayuuradeed ayaa galabta ka dhacay garoonka dayuuradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho ka dib markii dayuurad ay u bixi waayeen lugaha ay soo...

Ra’isul Wasaare Rooble oo soo bandhigay dhibaatooyin ay sababeen doorashada daahday

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo xalay khudbad ka jeediyay munaasabad ka dhacday magaalada Baydhabo ayaa ka hadlay hakadka galay...

Imaaraadka iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiisyo ku kacaya $50.7 bilyan

Dalalka Turgiga iyo Imaaraadka Carabta ayaa kala saxiixday heshiisyo ku kacaya $50.7 bilyan ayada oo madaxweyne Erdogan uu soo geba-gebeeyey safar uu ku maray...

Jubbaland oo amar dul dhigay Ganacsatada Dekadda Kismaayo Isticmaasha

Wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa amar ku siisay dhamaan ganacsatada Jubbaland ee wax kala soo dega iyo kuwa wax ka dhoofiya...

Maamul Goboleed Shaaciyay in uu hakiyay Wada shaqeyntii dowlada Federaalka (Akhriso)

Maamul goboleedka Galmudug ayaa shaaciyay in uu joojiyay wada shaqeyntii kala dhaxeesay dowlada federaalka Soomaaliya, kadib markii maamulka ku eedeeyay dowlada faragalin. War Saxaafadeedka kasoo...

Ciidanka DF oo la wareegay Deegaano cusub kuna dilay xubno katirsan Al Shabaab (Sawirro)

Ciidanka milatariga dowladda Soomaaliya oo kaashanaya kuwa deegaanka, ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgalo qorsheesan ka sameeyay deegaano dhoor ah oo katirsan gobolka Shabeelaha Dhaxe...

Al Siisi oo Warqadaha Aqoonsiga Safiirnimo ka gudoomay Danjire Ilyaas Sheekh Cumar

Madaxweynaha dowladda Masar Mudane Cabdilfataax Al-Siisi ayaa warqadaha aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay Safiirka Cusub oo ay dowladda federaalka Soomaaliya u magacawday dalka Masar. Danjire Ilyaas...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs