Raisul Wasaare Modi oo ku ag suuxay Meydka Taliyihii Ciidamada Difaaca Hindiya
Raiisel wasaaraha India Narendra Modi ayaa ku ag suuxay naxashyada ay ku jiraan hadhaagii hilbaha taliyihii ciidamada difaaca ee Hindiya General Bipin Rawat iyo...
Madaxweyne Axmed Baasto oo magacaabay Wasiiro maamulkiisa kamid noqonaya (Magacyada)
Axmed Maxamuud Xasan ( Baasto) oo dhawaan Xildhibaano katirsan maamulka Galmudug oo ku sugan Cadaado u doorteen Madaxweyne ayaa maanta ku dhawaaqay qaar kamid...
Wadamada Afrika uu soo gaaray Cudurka Caronavirus oo la shaaciyay (Akhriso)
Midowga Afrika ayaa qoraal kooban uu soo saaray ku shaaciyay wadamada Afrika ee lagu arkay cudurka halista ah ee Caronavirus , cudurkan ayaana ah...
Iran oo Xukun adag ku riday Anousheh Ashouri oo lagu eedeeyay Dambi culus
Dowlada Iran ayaa xukun adag oo xabsi ah iyo ganaax lacageed ku riday haweeney u dhalaay dalkaasi idoo kale heesata dhalashada dalka Britain oo...
Sacuudiga iyo dowlada ay xulufada yihiin ee Imaaraadka oo ay ka dhex tafatay
Dowlada Saudi Carabia iyo dalka ay xulufada yihiin ee Imaaraadka Carabta ayaa is-weydaarsaday hadallo kulul oo naadir ah oo ku saabsan heshiis la xiriira...
Ganacsato iyo Odayaal kasoo jeeda KG oo Garawe xaflad ugu sameeyay Aadan Madoobe (Sawirro)
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliyaan qaar kamida wafdigiisa ayaa ka qeyb galay xaflad...
Heshiis horudhac ah oo laga gaaray colaad ka aloosneyd magaalada Baladweyne (Akhriso)
Waxaa maanta heshiis horudhac ah laga gaaray colaad labo beel oo walaalo ah ku dhax martay deegaano kuyaala duleedka magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan,...
Xog laga helay Sanduuqa Madow ee Diyaaradii bur burtay ee Ethopian Airlines
Waxaa soo baxaya xogo laga helay baaritaanada horu dhaca ah ee lagu sameenayo shilkii ku yimid Diyaarada Ethopian Airlines ay ku dhinteen dhamaan rakaabkii...
Ergayga Madaxweynaha ee Gurmadka Abaaraha oo soo saaray warbixintii u horeysay
Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u Qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, wuxuu warbaahinta la wadaagayaa xaaladda haslista ah ee abaaraha iyo arrimaha...
Madaxweyne Farmaajo oo Xeer Madaxweyne ku dib dhigay Ansixinta Wax ka beddelka …
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Xeer Madaxweyne oo dib u dhigaya ansixinta Wax-ka-beddelka Dastuurka Kumeel Gaarka ah maadaama la...