Tuesday, April 23, 2024

Ciidan cusub oo sugaya amniga magaalada Muqdisho oo la dhaariyay (Sawirro)

Taliyaha ciidanka booliiska Soomaalieed S/guuto Sulub Axmed Firin, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu dhaarinayay ciidan cusub oo ka mid noqonaya booliiska Soomaaliyeed oo...

Dibad baxe carreysan oo isku hor gubay Qunsuliyad Israa’iil ku leedahay Mareykanka

Qof ka carreysan tacadiyada ciidamada Israa'iil ka geesanayaan magaalada Gaza ee dhulka Falastiin ayaa dab isku qabadsiiyay bannaanka qunsuliyad Israa'iil ku leedahay gobolka Georgia...

Golaha Amaanka oo Qoraal kasoo saaray Go’aankii dowlada Somalia ku ceyrisay Nicholas Haysom

Qoraaal ay shalay soo saareen Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa lagu sheegay in ay aad uga xun yihiin go'aankii dowlada federaalka Soomaaliya ku...

Shaafi Raabi oo mudo kooban lagu xanibay garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde

Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa maanta mudo kooban waxaa lagu xanibay Xoghayaha Rugta ganacsiga Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Rugta ganacsiga iyo Warshadaha Jubbaland...

Iran oo eedeymo culus u jeedisay 20 dal oo ay ku jiraan Sacuudiga &...

Sarkaal ka tirsan sirdoonka Iran ayaa sheegay in Mareykanka iyo Faransiiska ay ka mid yihiin 20 dal oo ku lug lahaa dibad-baxyo dalka oo...

Hormuud Salaam Foundation oo daahfurtay Barnaamijka Taakuleynta iyo Afurinta Dadka Danta yar (Sawirro)

Munaasabad Lagu daah furayay Mashruuca Hay'ada Hormuud Salaam Foundation ee taakuleynta iyo afurinta bisha barakeysan ee ramadaan Ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho ee caasimada...

Shaacinta gudiga diyaarinta xiliga kala guurka waxbarashada G/Banaadir oo laga arinsaday (Sawirro)

Waxaa maanta xarunta Wasaarada Waxbarashada Soomaaliya kulan gaar a ku yeeshay Madaxda Wasaarada Waxbarashada iyo Maamulka Gobolka Banaadir, kulankan ayaana looga hadlayay arimo muhiim...

Sacuudiga oo balaayiin dollar ku bixinaya dhismaha Magaalo badda dul sabeyneysa (Sawirro)

Dowlada Sacuudiga ayaa aduun gaaraya £6.8 bilyan ku bixineysa dhismaha magaalada sabaynaysa badda dusheeda taasoo u sameysan qaabka qoolleyda oo kale. Waxaa Dhismahan loo yaqaan...

Biyo Qabad Weyn oo mudo kadib laga dhisayo magaalada Muqdisho (Daawo Sawirada)

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa wada dhismaha biyo qabad weyn oo loogu tala galay in xal loogu helo biyaha roobka ee fadhiista qaar kamid ah...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs