Thursday, April 18, 2024

Hoteel la sheegay in Dhaqan Xumo lagu sameeyo oo Xayiraad adag lagu soo rogay...

Maxkamada gobolka Maroodi jeex ayaa xayiraad adag saartay Hotelka lagu magacaabo Beerta Libaaxyada oo kuyaala Hargeysa , kadib markii hoteelkaasi la sheegay in xiliyada...

Muhaajiriin Afduubatay Markab Biyaha dalka Liibiya kasoo bad baadiyay !!!

Dowlada Talyaaniga ayaa sheegtay in Markab nuuca dadka lagu bad baadiyo ay afduubteen muhaajiriin laga soo bad baadiyay biyaha dalka Liibiya ,kuwaa oo la...

Amarkii xalay soo saartay Maamulka Duulista Hawada Somalia oo maanta la jabiyay

Qoraal xalay kasoo baxay Hay'ada Duulista Hawada ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu mamnuucay duulimaad kasta oo ka yimaada dhinaca dalka Kenya in ay...

Maamulka Xamaas oo xukun daldalaad ah ku fuliyey shan Falastiiniyiin ah (Sababta)

Ururka Xamaas ee ka taliya Gaza ayaa xukun dil ah ku fuliyay shan Falastiini ah, labo ka mid ah ayaa lagu eedeeyay inay basaas...

Tirinta codadka Wareega 1aad ee doorashada Aqalka sare ee Hirshabelle oo dhamaatay

Waxaa goor dhow la soo gebagebeeyey codbixinta wareega 1aad ee doorashada xubnaha aqalka sare ee Hirshabelle, iyadoo ay socoto tirinta codadla Kursiga koowaad waxaa ku...

(Sawirro) Raisul Wasaare Xamse oo talaabo qaaday ka dib qaraxii maanta

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayey dardar-gelinta amniga caasimadda iyo sidii looga feejignaan lahaa weerarada...

Beesha caalamka oo balan-qaad u sameysay Madaxda Soomaalida ka dib heshiiskii doorashada

WAR-SAXAAFADEED Saaxiibada Beesha Caalamka * ee Soomaaliya waxay soo dhoweynayaan shirweynaha Dowladda Federaaalka Soomaaliya – Dowlada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka (DFS-DXDF) ee guusha ku...

RW Khayre oo furay Wejiga 2-aad ee dib u habeynta Ciidanka Xoogga dalka (Daawo...

Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta billaaabay wejiga labaad ee dib-u-habaynta Ciidamada xoogga Dalka. Ra’iisu Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa...

(Akhriso) Madaxweyne Deni oo ka farxiyey Maxaabiis ku xiran xabsiyada Puntland

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 007 29ka January, 2022, kuna saabsan Cafis gaar ah oo loo fidiyey maxaabiis...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs