Sunday, January 29, 2023

Madaxweyne Xaaf oo bilaabay dhaqan galinta amar uu dhowaan soo saaray (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka  Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa booqday waaxda dhul bixinta Xarunta Dawladda Hoose ee Magaalada Gaalkacyo. Xaaf ayaa bilaabay qaadashada waraaqda lahaanshaha...

Janan oo ka hadlay Wararka Sheegaya in ay is khilaafeen Farmaajo kuna biiray Mucaaradka

Waxaa saacadihii lasoo dhaafay soo baxayay warar sheegaya in Wasiirkii hore ee Amniga maamulka Jubbaland Cabdirashiid Janan is khilaafeen Madaxda dowlada Federaalka una wareegay...

Mid kamid ah Wariyaasha Muqdisho howlgala oo xalay geeriyooday

Allaha u naxariisee waxaa xalay isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho ku geeriyooday  Wariye C/risaaq Aadan Qoslaaye oo kamid ahaa Wariyaasha ka howlgala Warbaahinta Muqdisho. Ehelada Wariye...

Digniin laga bixiyey dayax gacmeed dhulka ku soo dhacaya Maalmaha soo socda

Dayax gacmeed Shiinuhu hawada u diray ayaa la sheegay in uu ka baxay awoodii maamulka, isla markaana la filayo inuu ku soo dhaco dhulka. Dayax...

Ciidamada Liyuu Booliis oo gacanta ku dhigay Xubno katirsan Al Shabaabkii weeraray

Dagaal u dhaxeeya ciidamada Liyuu booliiska dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa wali la dagaalamaya dagaalyahano katirsan Al Shabaab oo weerar ku qaaday deegaano katirsan...

Muddo intee le’eg ayuu Viruska Corona ku noolaan karaa telefanada gacanta dushooda?

Daraasad caafimaad oo Australia ah, oo muddo ka hor lagu daabacay Wargeyska Virology ayaa muujisay in fayraska keena cudurka covid-19 uu ku noolaan karo...

Mahad Salaad: “Wasaarada A/Gudaha xaq uma laha faragelinta doorashada Jubbaland”

Xildhibaan Mahad Salaad oo ka mid ah mudaneyaasha baarlamanka Somalia ayaa sheegay in Wasaarada Arimaha gudaha Somalia aysan xaq u laheyn iney fara geliso...

Sacuudiga oo sharci ka soo saaray dadka been abuurka ku faafiya Baraha bulshada

Sacuudiga ayaa ka digay in qof kasta oo ku faafiya warar been abuur ah baraha bulshada in uu muteysan karo ganaax culus & xabsi...

Al Shabaab oo war kasoo saartay Qaraxii lagu dilay Gudoomiye Axmed Muuse Nuur

Xarakada Al Shabaab ayaa durba sheegatay masuuliyada qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay xarunta gobolka Mudug ee Puntland, waxaana qaraxan ka dhashay khasaaro isugu...

News in English

US military kills senior Islamic State official in Somalia

U.S. special operations forces have killed a senior Islamic State group official and 10 other terrorist operatives in remote northern Somalia, the Biden administration...

Xulka Allbanaadir