Sunday, January 29, 2023

Wasiir katirsan Xukuumadda oo cabasho ka muujiyay Doorashada Kursiga Hop166

Wasiirka wasaarada Gadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Duraan Axmed Faarax ayaa cabasho xoogan ka muujiyay habka loo marayo doorashada kursiga sumadiisu tahay...

Gudoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay Francisco Caetano (Daawo Sawirada)

Guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka midowga Afrika ee Soomaaliya Ambassador Francisco Caetano Madeira. Guddoomiyaha...

Ha’yadda WHO oo digniin culus ka bixisay halis ku soo wajahan qaarada Afrika

Ha’yadda Caafimaadka Adduunka Cilmi baaraayaal ka tirsan ayaa sheegay in 250 malyan qof oo ku nool Afrika in sannad gudahood uu ku dhici karo...

Akoonada been abuurka ah oo saamayn ku yeeshay iibka shirkadda Twitter-ka

Mulkiilaha guud ee shirkadda Tesla, Elon Musk ayaa sheegay inaanu hore u sii wadi doonin heshiiska uu ku iibsanayo shirkadda Twitter-ka illaa ay masuuliyiinta...

Abiy Axmed oo sheegay iney dhamaatay mudadii loo qabtay TPLF, kuna dhawaaqay..

Raisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay inay dhamaatay 3dii maalmood ee loo qabtay inay isku soo dhiibaan ciidamada TPLF ee dagaalka kula jira...

Janan oo ka hadlay Wararka Sheegaya in ay is khilaafeen Farmaajo kuna biiray Mucaaradka

Waxaa saacadihii lasoo dhaafay soo baxayay warar sheegaya in Wasiirkii hore ee Amniga maamulka Jubbaland Cabdirashiid Janan is khilaafeen Madaxda dowlada Federaalka una wareegay...

(Sawirro) Maxay ka wada hadleen Guddoomiye Mursal & guddiga Maaliyada Baarlamanka?

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa galabta xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho kula kulmay Guddiga Maaliyadda, miisaaniyadda iyo qorsheynta ee Golaha...

(Sawirro) Khasaaraha qaraxyadii ka dhacay nawaaxiga isgoysyada Zoope oo sii kordhaya

Waxaa sii kordhaya khasaaraha ka dhashay qaraxyo waaweyn oo maanta ka dhacay nawaakiga isgoyska Zoope ee magaalada Muqdisho. Qaraxyada oo labo ahaa ayaa loo adeegsaday...

Madaxweyne Farmaajo oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Kinshaasa (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kinshaasa ee caasimadda dalka Koongo halkaas oo booqasho labo...

News in English

US military kills senior Islamic State official in Somalia

U.S. special operations forces have killed a senior Islamic State group official and 10 other terrorist operatives in remote northern Somalia, the Biden administration...

Xulka Allbanaadir