Thursday, April 18, 2024

Mid ka mid ah dalalka Somalia la deriska ah oo lagu arkay dad qaba...

Afar qof oo Itoobiyaan ah ayaa la karantiilay ka dib markii laga shakiyey inay qabaan Viruska coronavirus ee ka dilaacay shiinaha kuna baahaya meelo...

Cali Guudlaawe iyo wafdi la socda oo si diiran loogu soo dhoweeyey Garowe (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Garoonka Diyaaradaha ee Garoowe ku soo dhoweeyay Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe iyo Wafdi uu...

Bushaaro : Dugsiga Amiin Quran Online oo fursad qaaliya u haya qurbajoogta soomaliyed iyo...

WhatsApp: +252634484123 Dugsiga Amiin Quran Online oo ah dugsi hore looga bartay waxbarasho tayo leh ayaa bilaabay dinwaangalinta ardayda cusub ee wakhtiga summerka. Dugsigu waxa uu...

Xukuumada Soomaaliya oo War kasoo saartay Doorashadii ka dhacday magaalada Garawe

Ra'iisalwasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Md Mahdi Mohamed Gulleid Khadar ayaa Hambalyo udiray Madaxweynaha Cusub ee loo doortay Puntland Muddane Siciid...

James Swan: “Ma jiro qof raba in Soomaaliya ay gasho qalalaase Siyaasadeed”

Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo ka hadlayey xuska munaasabada maalinta UN-ka ayaa muujiyey xiriirka ka dhexeeya hey’adaha dalka iyo kuwa caalamka, isaga oo...

Ciidanka Mareykanka oo u gurmaday Markab ay Weerareen Ilaalada xeebaha Iran (Sawirro)

Ciidamada badda ee Maraykanka iyo Boqortooyada Ingiriiska ayaa sheegay inay u gurmadeen markab marayey marinka muhiimka ah ee Hormuz ka dib markii Ilaalada Kacaanka...

(Akhriso) Jen. Xijaar oo xilalkii ka xayuubiyey taliyeyaasha Booliska Shan degmo

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa xillalkii ka qaaday taliyeyaasha Saldhigyada Shan ka mid ah degmooyinka Maamulka Galmudug iyo Saraakiil kale. Wareegto uu soo saaray Taliyaha...

Daawo Sawirada: Farmaajo oo kormeeray xarunta Degmada H/Wadaag oo dhawaan la weeraray

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo galabta dalka dib ugu soo laabtay ayaa kormeer ku tagay xarunta Degmada Howl Wadaag oo maalintii...

Wasiirka Cusub ee Amniga oo xilka Si rasmi ah ula wareegay (Daawo Sawirada)

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Amniga Gudaha ee XFS Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa maanta Xilka la wareegay ,ka dib munaasabad kooban oo ka dhacday xarunta...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs