Thursday, April 25, 2024

Maxaa ka jira in Madaxweyne Farmaajo diiday inuu qaabilo qoyska Ikraan Tahliil?

Ugaaska beesha Gaaljecel Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Cabdullaahi Ugaas Maxamed ayaa dhaleeceeyey Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo uu ku...

Puntland oo albaabada iskugu dhufatay xaruntii Xisbiga Wadajir ee Magaalada Garoowe

Dowlad goboleedka Puntland ayaa albaabada u laabay xarun uu xisbiga Wadajir ee uu hoggaamiyo siyaasiga C/raxmaan Cabdishakuur Warsame ka furtay magaalada Garowe. Xaruntan oo la...

Toogasho carruur badan lagu laayay oo ka dhacday xarun Xanaano (Daawo Sawirada)

Xarun lagu xanaaneeyo carruurta oo kutaalla dalka Thailand ayaa waxaa ka dhacday toogasho lagu laayay carruur badan, waxaana hadda socda baaritaano booliiska ku sameenayaan...

Xildhibaan Mahad Salaad oo Madaxweyne Xaaf ku eedeeyey khilaafka ka taagan Galmudug

Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan baarlamanka Somalia ayaa ka hadlay khilaafka ka dhex aloosan madaxda sare ee Galmudug oo saacadihii ugu dambeeyey cirka...

Dowlada oo War kasoo saartay xaaladihii ugu dambeeyay ee Cudurka Caronavirus

Wasiirka Caafimaadka i yo Daryeelka Bulshada XFS, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa xaqiijisay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay la diiwaan geliyay 71 xaaladood oo COVID19...

Guddi baaris ku sameeya oo loo saaray Weerarkii lagu qaaday Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya

Madaxweyne kuxigeenka maamulka Puntland Axmed Karaash ayaa guddi baaris kusoo sameeya u saaray weerarkii habeeno kahor lagu qaaday bee uu ku sugnaa wasiirka Arrimaha...

Ciidamo huwan ah oo Weerar ku qaaday dhul howd ah ay ku sugnaayeen Al...

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo garab iyo gaashaan ka helaya kuwa daraawiishta Galmudug iyo ciidanka deegaanka, ayaa howlgalo ballaaran wali kawada deegaanno kuyaalla gobolka...

Taliska Booliiska oo ka hadlay Sababtii Cabdiweli Muudey loogu diiday in Muqdisho ka dhoofo

Taliska ciidanka booliiska Soomaaliya ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay sababtii shalay loogu celiyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Golaha...

Daawo Sawirada: Ciidamada Cusub ee maanta la wareegay amaanka garoonka Dhuusomareeb

Ciidamada milatariga Soomaaliya gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ee Danab ayaa maanta si buuxda ula wareegay amaanka garoonka Diyaaradaha magaalada Dhuusomareeb...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs