Monday, August 15, 2022

Rooble oo ka hor yimid Wareegtadii Farmaajo (Awooda fulinta Xukuumada ayaa leh)

Ra’isul Wasaaraha Somalia ayaa ka hor yimid wareegtadii xalay ka soo baxday Madaxweynaha Somalia oo heyadaha DF looga joojiyey iney galaan heshiisyo cusub xiliga...

Soomaali loo heysto inuu qarxin rabay kaniisada ugu weyn Roma oo xabsiga la dhigay

Ciidanka la-dagaalanka Maafiyadda iyo argagixisadda  dalka Talyaaniga ee DDA ayaa xabsiga dhigay Nin Soomaali oo lagu eedeeyey inuu falal argagaxisanimo qorsheynayey. Ninkan ayaa la sheegay...

Fanaaniin Soomaaliyeed oo hees cusub ka sameeyey khatarta cudurka Covid-19

Fanaanka caaanka ah ee Aar Maanta  iyo kooxda Muusig soo-saarayaasha ee Waqal Studio, ayaa daah-furay iskaashi cusub oo ay hees si wada jir ah...

Mareykanka oo fariin kale u diray Madaxweyne Farmaajo iyo maamul goboleedyada

Safaarada dowlada Mareykanka ku leedahay Soomaaliya ayaa mar kale soo saartay baaq la xariira shirka looga hadlayo arimaha Doorashada oo ku wajahan Madaxweynaha waqtigiisa...

Cali Guudlaawe iyo Guddoomiyaha Aqalka sare oo arimo muhiim ah kawada hadlay (Sawirro)

Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa hoyga uu ka degan yahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane...

Puntland oo si kulul uga hadashay dagaaladii ka dhacay Guriceel iyo Dhuusamareeb

Maamulka Puntland ayaa ku tilmaamay nasiib daro weyn dagaalkii Ciidamada dowladda Soomaaliya ku qaadeen Xaruntii Ahlusunna ee magaalada Dhuusamareeb oo ugu dambeyn ay la...

Aqalka Sare oo ansixiyay xubnaha ku matalaya Guddiga dib u eegista Dastuurka (Magacyada)

Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xaruntooda ayaa waxa ay ku ansixiyeeb xubnaha ku matalaya Guddiga dib u...

Faahfaahin: Farmaajo, Rooble & Mursal oo kulan xasaasi ah ku yeeshay Villa Somalia

Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan kulan Saddex geesood ah oo xalay Villa Somalia ku dhexmaray Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdulaahi Farmaajo Guddoomiyaha Golaha Shacabka...

Qalab jira in ka badan 2-Malyan oo sano oo laga helay dalka Itoobiya

Gobolka Canfarta ee dalka Itoobiya ayaa laga helay qalab la sheegay in uu jiro  2.6 malyan oo sano, waxaana qalabkan helay Saynisyahano caalami ah...

Ra’isul Wasaare Rooble oo si weyn loogu soo dhaweeyay Mombasa (Daawo Sawirada)

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi balaaran uu hogaaminayo ayaa goordhaw gaaray magaalo xeebeedka Mombasa ee Dalka Kenya. Rooble iyo...

News in English

The Sources of Somalia’s Fiscal Instability

The ability of a government to sustain its current spending and tax in the long run without threatening default on some of its liabilities...

Xulka Allbanaadir