Friday, April 19, 2024

(Sawirro) RW Xamse Barre oo tilmamay afar arrin oo hortaagan horumarka Somalia

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta furay Shirweynaha Qaran ee Dhallinyarada Soomaaliyeed oo lagu dhaqangelinayo Siyaasadda Qaran ee...

Madaxweyne Biixi oo xariga ka jaray Mashruuc ay ku baxday 20 Milyan oo dollar...

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray mashruuc ballaaran oo ay leedahay shirkad maxali, kaasoo koronto lagaga...

70 qof lagu xirxiray Muqdisho & Taliska Booliska oo faahfaahin ka bixiyey

Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa faahfaahin ka bixiyey hawlgallo dad looga shakisan yahay Al-shabaab lagu soo qabqabtay oo ay ciidamada amniga Muqdisho ka sameeyeen. Sareeyo...

Xildhibaan Jeesow oo si ka duwan sidii looga bartay uga hadlay Kiiska Dilka Ikran...

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo katirsan Xildhibaanada ku heybta ah Ikraan Tahliil Faarax oo afduub iyo dil loo geestay ayaa kiiskan uga hadlay si...

Midowga Yurub iyo dal Afrikan ah oo kala saxiixday heshiis ku kacaya $ 8...

Midowga Yurub iyo dowladda Masar ayaa kala saxiixday heshiis ku kucaya balaayiin dollar, si Masar kaalin weyn uga qaadatao xakameynta qul qulka muhaajiriinta sharci...

Qaabkii loo dilay Bashir Maxamed Gaboobe oo la ogaaday kadib baaritaano la sameeyay

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaabkii loo dilay Bashiir Maxamed Gaboobe oo ahaa ganacsade Soomaali Ameerikaan ah oo dhawaan meydkiisa laga helay meel...

Faahfaahin: Labo qarax oo ka dhacay Qudus & Booliska Israel oo ka hadlay (Sawirro)

Labo qarax ayaa ka dhacay boosteejooyin basaska laga raaco oo ku yaalla duleedka magaalada Quddus, waxaana ku dhintay wiil 16 jir ah, ugu yaraan...

(Sawirro) Israel oo sheegtay iney howlgal ku soo deysay askariyad looga heystay Gaza

Askari Israeli ah oo lagu magacaabo Ori Megidish ayaa laga sii daayey Gaza sida lagu sheegay war ay si wadajir ah u soo saareen...

Itoobiya oo shaacisay in ay dishay dagaalyahano badan oo katirsan Al Shabaab

Taliska ciidamada cirka ee dalka Itoobiya ayaa shaaciyay in duqeyn diyaaradahooda dagaalka ka geesteen gudaha Soomaaliya ku dileen dagaalyahano badan oo katirsan ururka Al...

Banaan bax looga soo horjeeday Farmaajo oo saakay ka dhacay Muqdisho iyo Ciidamada oo…

Waxaa saakay banaan bax aysan kasoo qeyb galin dad badan uu ka dhacay Laamiga Maka Al Mukarama gaar ahaan inta u dhaxeysa Isgooska Dabka...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs