Wednesday, April 24, 2024

Dad shacab ah oo lagu dilay Gobolka Shabeelaha Hoose iyo Xiisad cusub oo taagan

Wararka ka imaanaya deegaanka Yaaq-bariweyne ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in duleedka deegaankaasi lagu dilay shan qof oo shacab ah, waxaana dilkaasi geesatay...

Dibad baxyo rabshada wata oo looga soo horjeedo Kurdiyiin la dilay oo ka dhacay...

Nin hubeysan ayaa Jimcihii saddex qof ku dilay xarun dhaqan iyo maqaayad u dhow oo ay leeyihiin Kurdiyiinta, bartamaha magaalada Paris, taasi oo dhalisay...

Ciidamaa Jubbaland oo sameeyay Dhoolo tus ay awoodooda kusoo bandhigeen (Daawo Sawirada)

Ciidamada maamulka Jubbaland ayaa maanta magaalada Kismaayo waxa ay kusoo badhigeen dhuulo tus ciidan ay ku muujiyaneen awoodooda ciidan ay leeyihiin iyo nuucyada kala...

Madaxweyne Deni oo shaaciyay xilliga ay dhaceyso doorashada maamulka Puntland

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay Qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe kaga qeybgalay Xafladda 1-da August ee xuska sanad guurada 25-aad ee...

Soomaalida kunool Nairobi oo si weyn uga carooday hadal kasoo yeeray Kimani Wamatangi

Soomaalida kunool xaafada Islii ee magaalada Nairobi ayaa si weyn uga carooday hadal kasoo yeeray Senatar katirsan Baarlamaanka Kenya oo sheegay in xaafada Islii...

Madaxweyne Biixi oo khilaafka Doorashada kala hadlay Tiina Intelmann (Sawirro)

Madaxweynaha maamulka Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qasriga madaxtooyada ku qaabilay safiirka midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Tiina Intelmann. Kulankan, ayaa lagaga wada...

Soomaali 300 ku dhow oo dal ka tirsan qaarada Yurub u jiifa cudurka Coronavirus

Waaxda dowlada Norway u qaabilsan caafimaadka dadweynaha ayaa warbixinta maalinlaha ah ee tirakoobka dadka uu ku dhacay xanuunka Covid-19, ku sheegtay in ilaa hadda...

Wasaaradda Amniga oo si adag u Beenisay War lagu baahiyay Baraha bulshada

Wasaaradda amniga gudaha ee xukuumadda Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku shaacisay in dib u habeyn ku socota barnaamijka dhaqan celinta xubnaha ka...

 John Dramani oo loo magacaabay Ergayga Midowga Africa u qaabilsan Soomaaliya.

Madaxa Midowga Africa Moussa Faki Mahamat , ayaa soo magacaabay ergayga gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsanaan doono xal u helida xiisada siyaasadeed...

Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo dhaliil u jeediyey Madaxweynaha Galmudug

Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Somalia ayaa ku dhaliilay dowlad Goboleedka Galmudug inuu yahay maamulka kaliya oo aan weli soo gudbin Liiskii laga sugayay ee bedelka...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs