Saturday, April 20, 2024

Tirada meydadka laga helay keynta Shakhola oo sii korortay iyo dad hor leh oo...

Waxaa sii kordhaya tirada meydadka laga soo saaray keynta Shakhola oo kutaalla gobolka Xeebta ee dalka Kenya, waxaana wali booliiska baadigoob ugu jiraan raadinta...

Sheekh Shariif oo Muqdisho kusoo laabtay xili xiisad siyaasadeed jirto

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed kana mid ah musharaxiinta mucaaradka ee kasoo horjeeda Madaxweynaha Waqtigiisu dhamaaday ee Farmaajo ayaa dib ugu...

Daawo Sawirada : Dadkii ku dhaawacmay Qaraxii Muqdisho oo xaalkooda lala tacaalayo iyo Cumar...

Gudddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa booqday Isbitaalka Madiina halkaas oo la geeyay dhaawacdii ugu badnaa ee kusoo wax yeeloobay qaraxii...

Dowlada Somalia oo albaabada u laabtay Xabsiga godka Jilacow & Sababta ka dambeysa

Xukuumada Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday iney xirtay Xabsiga Godka Jilacow, kadib shir jaraa'id oo goor dhow lagu qabtay Muqdisho Wasiirka Amniga dowladda Soomaaliya Maxamed Abuukar...

Ra’isul Wasaare Rooble oo guddoomay casuumad rasmi ah uu ka helay Uhuru Kenyatta (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arimaha Dibedda ee dalka Kenya Raychelle Omamo oo ay ka...

Itoobiya oo dib ugu soo celisay gobolka Tigray qaar ka mid ah adeegyadii bulshada

Itoobiya ayaa korontadii dib ugu soo celisay magaalada Mekelle ee xarunta gobolka Tigray halkaasoo ciidamada federaalka ay kula dagaalameen fallaagada TPLF labadii sano ee...

Booliiska Muqdisho oo qabtay burcad iyaga dhac geesanaya CCTV kaamira duubtay (Sawirro)

Ciidanka booliiska ee ka howlgala gobolka Banaadir ayaa ku guuleestay in ay gacanta ku dhigaan burcad hubeysan oo lagu eedeeyay in dad shacab ah...

War cusub oo ka soo kordhay weerar Bambaano oo caawa ka dhacay degmada Xamar-weyne

Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan qarax Bambaano oo caawa fiidkii ah ka dhacay degmada Xamar-weyne ee magaalada Muqdisho, kaasoo daryankiisa laga maqlay meelo...

Qaramada Midoobay oo digniin adag ka soo saartay doorashooyinka sanadka 2020

Warbixin ay soo saartay QM ayaa Dowladda Soomaaliya ku boorisay inay qaado talaabooyin xaqiijinaya in doorashadda soo socota ee dalka ka dhaceysa sanadka 2020...

(Akhriso) Xafiisa hanti-dhowrka Guud oo soo saaray habraaca Xil-wareejinta heyadaha DF

Xafiiska Hanti-dhowrka Guud ee Qaranka ayaa soo saaray habraaca xil wareejinta heyadaha dowlada federaalka Soomaaliya. Talaabadan ayaa ku soo beegantay xili dhowaan mla filayo in...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs