Friday, April 19, 2024

Madaxweynaha Puntland oo wadahadal la yeeshay Wakiilada Beesha Caalamka

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa kulan hab maqal iyo muuqaal ah...

Baarlamaanka Puntland oo goordhaw diidey in ay ansixiyaan Golaha Maxkamadda Sare

Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta diiday in ay ansixiyaan oo codka kalsoonida siiyaan golaha Maxkamadda sare ee Puntland, uu dhawwaan Magacaabay Madaxweyne...

Karaash oo hal arrin kala dardaarmay ciidamo uu tababar u soo xiray (Sawirro)

Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, oo safar shaqo ku jooga Gobolka Mudug, ayaa tababar u soo...

Qoys Iiraani ah oo lacag badan ka dhacay Muwaadin Somali oo daaweyn u joogay...

Boliska dalka Hindiya waxay gacanta ku dhigeen 9 qof oo u dhashay dalka Iran, kuwaasi oo dhac baahsan u geystay Muwaadin Somali oo 61-jir...

Maxaa ka jira iney Israel weerartay Xarunta Nukliyeerka Iran ee Natanz? (Sawirro)

Shil ka dhacay xarunta Nukliyeerka Iran ee Natanz ayaa waxaa sababay ficil argagixisanimo nukliyeer ah, waxaa sidaas sheegay madaxda Nukliyeerka Iran Ali Akbar Salehi. Salehi...

Booliska Filipiin oo qabtay nin ka tirsan Al-shabaab oo heystay Waxyaabo qarxa

Saraakiisha Booliska dalka Filipiin ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen Nin u dhashay dalka Kenya oo ka mid ah kooxda Al-Shabaab kaasoo magaciisa lagu...

Wararkii Ugu Dambeeyay xaalada magaalada Dhuusomareeb iyo isbadal laga dareemayo

Magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa laga dareemayaa isbadal ka duwan kuwii ka jiray maalmihii lasoo dhaafay, xaalada magaalada ayaana saakay ah mid...

Jubbaland oo War cusub ka soo saartay howlgalada ka dhanka ah Al-Shabaab

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay Kulanka golaha wasiirada maamulkaas. Kulanka ayaa lagaga hadlay Xaalada amniga guud iyo dagaalada dib...

Nin Madaxweyne Caan ah ka sameeyay Muuqaal Aroos Been Abuur ah oo dacwad lagu...

Nin ku eedeesan in uu sameeyay sidoo kale baahiyay Muuqaal been abuur ah oo ku saabsan Madaxweynaha dalka Nageria Muhamadu Buhari oo guursanaya xaas...

Mushahar la’aan soo wajahday Shaqaalaha Maamulka gobolka Banaadir

Shaqaalaha Maamulka gobolka Banaadir ayaa ka cabanaya dhaqaale xumo iyo mushahar la’aan soo wajahday, waxaana arintan ka dhashay saameyn kala duwan. Qaar ka mid ah...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs