Taliska ciidamada Maraykanka oo faahfaahin ka bixiyey howlgal ka dhacay degaanka Mubaarak
Ciidamada Mareykanka ee jooga Somalia ayaa sheegay in iyagoo taageero siinaya kuwa dowlada ay 11-kii bishan duqeymo cirka ah ka fuliyay degaanka Mubaarak ee gobolka...