Tuesday, September 18, 2018

Wafdi ka socda golaha amaanka Midowga Afrika oo Muqdisho yimid iyo ujeedada safarkooda

Xubno ka socda waaxda nabad gelyada ee ishoMidowga Afrika ayaa booqasho ku jooga Soomaaliya. Wafdigan ayaa u kuurgalaya xaaladda ammaan ee Dalka iyo heerka uu...

Ciidamada dowlad goboleedka Koonfur galbeed oo isku diyaarinaya guluf dagaal (Daawo Sawirro)

Ciidamada dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa dhaqdhaqaaq ciidan ka bilaabay qaybo ka mid ah Gobolada Bay iyo Bakool ee koonfurta Somalia. Wasiirka Amniga maamulka Koonfur...

Booliska Maamulka Galmudug oo ku hanjabay shaqo joojin iyo sababta ka dambeysa

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska dowlad goboleedka Galmudug ayaa ka cabanaya mushaar la’aan muddo dheer soo jiitameysay taasoo ay sheegeen ineysan jirin cid wax...

Doorashada kursi ka mid ah Baarlamanka Somalia oo ka dhaceysa Kismaayo

Waxaa lagu wadaa in Magaalada Kismaayo ay Khamiista Beri ah ka dhacdo doorashada kursi ka mid ah aqalka hoose ee Baarlamanka Soomaaliya. Kursigan ayaa waxaa...

Hogaamiye caan ah oo lagu soo oogayo dembi culus oo ah inuu laaluush qaatay

Booliska Israa'iil ayaa sheegay inay tahay in Ra'iisul Wasaare Benjamin Netanyahu lagu soo oogo eedo ah inuu laaluush qaatay. Bayaan ka soo baxay booliska ayaa...

Muwaadiniin Ruush ah oo ku dhintay duqeyn Maraykanku ka fuliyey Siiriya

Ugu yaraan laba dagaalyahan oo oo u dhashay Ruushka kuwaasoo la rumaysan yahay inay yihiin calooshood u shaqaystayaal taageerayey ciidamada Suuriya ayaa lagu dilay...

Masuul katirsan Dowlada oo caawa lagu dhaawacay Meel ku dhaw Madaxtooyada Somalia

Ciidamo ka tirsan Ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya ayaa caawa rasaas ku furay gaari uu watay Agaasimaha Waaxda Xiriirka Gobolada ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiga C/llaahi C/kariin...

Banaan baxyo rabshada wata oo dib uga curtay Itoobiya iyo Mareykanka oo ka walaacsan

Gobolo kamid ah dalka Itoobiya waxaa mar kale dib uga bilowday banaan baxyo rabshada wata oo looga soo horjeedo dowlada, waxaaba banaan baxyadan lasoo...

Qarax Caawa ka dhacay Muqdisho iyo Wasaarada Amniga oo Faah faahin ka bixisay

Wasaarada Amniga Gudaha ayaa faah faahin ka bixisay Qarax Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac dhaliyay oo caawa ka dhacay Agaagarka Isgooska KM-4 ee...

Madaxweyne Caan ah oo ugu baaqay raga dalkiisa in ay guursadaan Xaasas badan

Madaxweynaha Dalka Tanzania John Magufuli oo dad badan kula hadlayay goob fagaare ah ayaa ugu baaqay raga u dhashay Tanzaaniya in ay guursadaan wax...