Sunday, August 19, 2018

Dekadda Muqdisho oo xiran iyo Ganacsaada G/Banaadir oo Canshuur dheeraad ah lagu soo rogay...

Dekadda magaalada Muqdisho ayaan wax dhaq dhaqaaq ah ka jirin mudo isbuuc ah, kadib markii ganacsatada gobolka Banaadir ee dekadda wax kasoo degsata lagu...

Khamri iyo Xashiish badan oo lagu qabtay magaalada Burco (Daawo Sawirada)

Ciidamada booliiska maamulka Somaliland ayaa magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ku qabtay Khamri aad u tiro badan iyo Xashiish lagu iibinayay qeybo kamid...

Shir Muhiim u ah Soomaaliya oo ka socda Xarunta Xalane (Daawo Sawirada)

Magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta Xalane waxaa ka socda Shir ay leeihiin Wakiilo kasocda Dowladaha ururka IGAD xubnaha ka ah, Dowlada Federaalka iyo xubno...

Madaxweyne Farmaajo oo markii ugu horeesay la kulmaya Muuse Biixi 

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa la filayaa in dhawaan uu gaaro dalka Jabuui halkaasna uu kula kulmo Madaxweynaha cusub maamulka Somaliland Muuse Biixi. Wasiirka...

Diyaarad ay leeyihiin milateriga Turkiga oo lasoo riday iyo Erdogan oo Hanjabay

Diyaarad nuuca Qumaatiga u kaca ay leeyihiin Milatariga dalka Turkiga ayaa lagu soo riday gobolka Afrin ee dalka Siiriya, waxaana diyaaradan gantaal la helay...

Jaamacadda Banaadir oo soo gebagebeysay aqoon-isweydaarsi sare loogu qaadayey Manhajkeeda (Daawo Sawirro)

Waxaa magaalada Muqdisho lagu soo gebagebeeyey aqoon isweydaarsi ku saabsanaa tayeynta iyo sare u qaadida Manjahyada wax looga barto qaar ka mid ah kuliyadaha...

Soomaali ku xir-xiran dal Afrika ku yaal oo xabsi ka door biday in dalkooda...

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay waddo dadaallo ay dib loogu soo celinayso dad Soomaaliyeed ee ku xiran xabsiyadda dalka Liibiya. Safiirka Soomaaliya u fadhiya Midowga...

Heshiis dhexmaray, Dowlada Somalia, dowlad goboleedyada & Maamulka G/Banaadir (Akhriso)

HESHIIS KU-MEEL GAAR AH OO U DHEXEYA DOWLADDA FEDERAALKA IYO DOWLADAHA XUBNAHA KA AH DOWLADDA IYO MAAMULKA GOBOLKA BENAADIR EE QEYBSIGA DAKHLIGA KA SOO...

(Akhriso) War murtiyeed laga soo saaray shirkii Golaha amniga Qaranka uga socday Muqdisho (Daawo...

Muqdisho, 11 Feb 2018 :- War-murtiyeedka Golaha Amniga Qaranka Golaha Amniga Qaranka ayaa kulankoodii Lixaad ku yeeshay magaalada Muqdisho, 6-10 Feebaraayo 2018. Shirkaas oo ka...

(Daawo Sawirro) Raisul wasaare Narendra Modi oo booqasho ku tegay dhulka Falastiin

Ra’isul wasaaraha dalka Hindiya, Narendra Modi ayaa booqday magaalada Ramallah ee daanta galbeed ee dhulka Falastiin, halkaasoo uu ku soo dhoweeyey madaxweynaha Falastiniyiinta Maxamuud...