Monday, January 21, 2019

Dayuurado dagaal oo duqeeyey Al-Shabaabkii ka laabtay Weerarkii Baar-sanguuni

Warbaahinta ku hadashada afka Maamulka Jubbaland ayaa baahisay in dagaalyahanadii Shabaab ka tirsanaa ee soo saaka weeraray degaanka Baar-sanguuni hawada laga duqeeyey markii ay...

Ra’isul Wasaare Kheyre oo Xafiiskiisa ku qaabilay Sheekh Kenyaawi (Daawo Sawirada)

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Sheekh Maxamed Ibraahim Cali (Kenyaawi) oo kamid ah culimada Soomaaliyeed,...

Madaxweyne Laftagareen oo sameeyay Xil ka qaadistii iyo Magacaabistii ugu horeesay

Madaxweynaha cusub ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Laftagareen ayaa sameeyay xil ka qaadistii iyo magacaabistii ugu horeesay tan iyo markii xilka Madaxweynaha loo...

Masuul goordhaw lagu dilay Suuqa Bakaaraha iyo Faah faahino kasoo baxaya

Kooxo biskoolado ku hubeesan ayaa Suuqa Bakaaraha gaar ahaan qeybta Daawada lagu iibiyo waxa ay ku dileen Gudoomiye Laameed katirsan degmada Howlwadaag ee gobolka...

Gaari la doonayay in lagu qarxiyo Buundada Baar Sanguuni oo la qabtay (Daawo Sawirada)

Al Shabaab ayaa saakay weerar xoogan oo isugu jiray qaraxyo iyo mid toos ah waxa ay ku qaadeen deegaanka Baar Sanguuni ee duleedka magaalada...

Sargaal Xaaskiisi hore ku dilay magaalada Muqdisho oo lagu riday Xukun adag

Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa xukun dil ah ku riday Sargaal katirsanaa ciidanka Nabad sugida Soomaaliya oo si bareer ah magaalada...

Dad loo heesto Weerarkii Nairobi oo Maxkamad kasoo muuqday (Daawo Sawirada)

Maxkamad kutaala magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya waxaa shalay oo jimco ah lasoo taagay shan ruux oo mid kamid ah haween tahay, kuwaa...

Sargaal katirsanaa Amniyaadka Al Shabaab oo la sheegay in lagu qabtay Muqdisho

War kasoo baxay hay'ada nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ciidankooda gacanta ku dhigeen sargaal horjooge u ahaa koox kamid...

Al Shabaab oo saakay weerar isugu jira Qaraxyo iyo mid toos ah ku qaaday...

Wararka ka imaanaya deegaanka Baar Sanguuni ee gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in dagaalyahano katirsan Al Shabaab saakay weerar isugu jiray qaraxyo iyo mid...

Dhaqtar ku xeel dheer Qaliinada lafaha iyo kabistooda oo imaanaya Isbitaalka Kalkaal

Kalkaal speciality hospital oo kamid ah xarumaha Caafimaad ee kuyaala Muqdisho ,waxa uu bulshada Soomaaliyeed ogeysiinayaa in Isbitaalka uu iman doono dhaqtar u dhashay...