Monday, January 21, 2019

Axmed Madoobe oo Abaabul dagaal kawada Dhoobley (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa abaabul ciidan kawada degmada Dhoobley ee gobolka Jubadda Hoose uu maalmahan booqasho ku joogo. Axmed Madoobe...

Koox Caan ah oo qeyb kamid ah garoonkeeda dejisay Dad Darbi jiif ah (Daawo...

Kooxda kubada cagta Crystal Palace ee ka ciyaarta Horyaalka Primeir League ee dalka Ingiriiska ayaa qaaday talaabo dad badan soo dhaweeyeen, kadib markii qeyb kamid...

Gudoomiye Mursal oo Xal u raadinaya Dhibaatadii ka dhacday Baydhabo (Daawo Sawiro)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa kulan la qaatay Waxgaradka Baydhabo si xal looga gaaro dhibaatadii ka...

Ciidanka Federaalka Itoobiya oo lagu wareejiyay Wariye Cabdimaalik Coldoon

Ciidamada Liyuu booliis ee maamulka Soomaalida Itoobiya ayaa jimcihii degmada Gaashaamo waxa ay ku xireen Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon iyo labo wariye kale oo...

Dowladaha Somalia iyo Turkiga oo iskaashi cusub ka yeelanaya labo qodob (Sawirro)

Agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo safar shaqo ku jooga dalka Turkey ayaa kulan la qaatey ku simaha agaasimaha guud ee...

Maraykanka oo War ka soo saaray duqeyn uu saaka la beegsaday Xoogaga Al-Shabaab

Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika- AFRICOM ayaa war kasoo saartay weerar duqeyn ah oo maanta ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo,  iyagoo sheegay in lagu...

Duqeyn la sheegay in lagu burburiyey Idaacadda Andalus ee degmada Bu’aale

Ciidamada Xoogga Soomaaliya iyo kuwa Mareykanka ayaa la sheegay iney duqeymo ka fuliyey Magaalada Bu’aale ee gobolka Jubbada Dhexe oo ay muddo dheer maamulayeen...

Al-Shabaab oo soo bandhigtay Sawirada weerarkii ay saaka ku qaadeen Baar-Sanguuni (Sawirro)

Kooxda Alshabaab ayaa caawa soo bandhigtay sawirro ay sheegtay inay yihiin dagaalkii ay maanta ku qaaday xerada Baar Sanguuni ee duleedka magaalada Kismaayo. Alshabaab ayaa...

Labo dowladood oo deymo ka cafiyey Somalia & Wasiir Beyle oo u mahad celiyey...

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Dr; C/raxmaan Ducaale Beyle, ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in Dalalka Carabta ka cafiyaan deymaha,si ay taasi Gogal-xaar ugu noqoto saamaxaadda...