Saturday, December 15, 2018

Guddiga joogtada ah ee Aqalka sare oo War ka soo saaray Xaaladda Baydhabo (Akhriso)

Guddiga Joogtada ee Golaha Aqalka sare oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa war ka soo saaray rabshadaha ka taagan magaalada Baydhabo iyo...

Ku-xigeenka RW oo khudbad ka jeediyey shir caalami ah oo ka furmay Jabuuti (Daawo...

Ra’isul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mahdi Max'ed Guuleed (Khadar) ayaa maanta dalka walaalaha aanu nahay ee Jabuuti uga qayb gelay shir looga hadlayo...

Xildhibaan Buuq ka dhaliyey kulankii Madaxweyne Farmaajo lagu taageerayey

Xildhibaan Idiris Cabdi Dhaqtar oo ka tirsan xubnaha aqalka hoose ee baarlamanka Somalia ayaa buuq ka dhex dhaliyay kulankii lagu taageerada Madaxweynaha ee maanta...

C/weli gaas oo dalacsiiyey Saraakiil hor leh oo ka tirsan ciidanka Puntland (Magacyada)

Madaxweynaha Puntland oo Dalacsiin U Sameeyey Qaarkamida Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Difaaca Dowladda Puntland. Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa digreeto ka soo baxaday xafiiskiisa...

Khayre oo la kulmay Amiirka dowladda Qatar Tamim bin Hamad Al Thani (Daawo Sawirro)

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo ku sugan Dooxa ayaa la kulmay Amiirka dalka Qatar, Tamim bin Hamad Al Than Ra’iisul...

Akhriso: Xildhibaano taageersan Farmaajo oo bayaan cad ka soo saaray Muqdisho (Sawirro)

Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Somalia oo tiradooda ku sheegay 135 ayaa taageero buuxda u muujiyey Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdillaahi Maxamed Farmaajo,...

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Ka Qayb Galay Madasha Dooxa (Daawo Sawirada)

Ra'iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa dalka Qatar uga qayb galay madasha sannadlaha ee Dooxa. Ra'iisul wasaaraha ayaa madasha ka sheegay...

Maxamed Mursal oo cadeeyay Sababta uu uga soo guuray Madaxtooyada (Akhriso)

Gudoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ka hadlay sababta keentay in uu kasoo guuro xarunta Madaxtooyada uu horey...

Wararkii Ugu dambeeyay rabshadihii Baydhabo iyo ciidamada oo awood adeegsaday

Ciidamada booliiska magaalada Baydhabo oo gacan ka helayay ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ah AMISOM ayaa awood u adeesaday sidii loo kala eryi lahaa...

Gudoomiyaha golaha Shacabka oo si adag uga hadlay Xariga Abuu Mansuur iyo Xiisada Baydhabo

Gudoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal oo goordhaw shir jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho ayuu uga hadlay xariga loo geestay Sheekh Muktaar Roobow Abuu Mansuur...