Monday, January 21, 2019

Wasiirkii labaad ee ka tirsan Xukuumada Somalia oo shaaciyey inuu iscasilay

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Ibraahim Isaaq Yarow ayaa goor dhow shaaciyey inuu iskana casilay xilkii. Ibraahim Isaaq Yarow ayaa sheegay inuu go’aansaday inuu...

Rikoor cusub oo loo dhigay duulimaadka ugu dheer dunida ee aan hakadka lahayn

Shirkadda diyaaradaha ee Singapore Airlines ayaa billaabeysa duulimaadkii ugu masaafada dheer dunida oo aan hakad lahayn iyadoo kaalintaasi kala waregeyso shirkadda diyaardaha Qatar Airways. Laga...

Buundo kutaala Talyaaniga oo soo duntay iyo dad badan oo ku dhintay (Daawo Sawirada)

Buundo weyn oo kutaala magaalada Genoa ee dalka Talyaaniga ayaa soo duntay xili ay gaadiid badan dul marayeen, waxaana shilkan ka dhashay khasaaro badan oo...

Degmada Dayniile ee G/Banaadir oo la sheegay iney qabto dhibaato iyada u gooni ah

Xildhibaan Mustaf Dhuxulow oo ka mid ah  Xildhibaanada Baarlamanka Soomaaliya ayaa sheegay in shacabka ku nool degmada Dayniile ay dhibaato ku qabaan ciidamada Milateriga...

Maxaa ka jira in la soo furtay Haweeney Jarmal ah oo lix bil ka...

Warar aan si rasmi ah loo xaqiijin oo ay tebinayaan qaar ka mid ah Idaacadaha Muqdisho  ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan dowlada federaalka...

Wasiir kale oo xilka iska casilay, faahfaahina ka bixiyey sababta iscasilaadiisa

Wasiirkii arimaha gudaha ee Maamulka Puntland Cabdullaahi Cali Xirsi (Timacadde) ayaa iska casiley xilkaas ka dib shir jaraa'id oo uu ku qabtay magaalada Garowe. Timacade...

Madaxweyne Farmaajo oo kulamo kulamo kula leh Magaalada Kambala madaxda Ugandha

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gabagabeeyay booqashadii ay ku joogeen dalka Turkiga iyagoo gaaray dalka Uganda. Farmaajo ayaa maanta...

Mukhtaar Roobow oo wax yar ka dib shir jaraa’id ku qabanaya Magaalada Muqdisho

Mukhtaar Roobow Cali oo ka mid ahaa musharaxiinta u taagan xilka madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed ayaa lagu waddaa in uu goor dhow warbaahinta...

Duqa Muqdisho oo ku baaqay in farxadda ciida la deeqsiiyo dadka danyarta ah

Duqa Muqdisho, ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) oo hambalyo ku aaddan munaasabadda Ciiddul Carafa u diray shacabka Soomaaliyeed ayaa...